Monday, May 20, 2024

Farmaajo oo Saakay Isbitaal ku booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Muqdisho (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarradii...

Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran ee Somaliland oo la Daah Furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka carbiska dhallinta ee shaqo qaran oo kamid ah tiirarkii halbawlaha u...

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kula kulmay Günter Nooke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabbilay Ergeyga Gaarka ah ee Hoggaamiyaha Jarmalka u qaabbilsan Afrika Mudane Günter Nooke, isaga oo...

Ilhan Cumar oo ka carootay Sawirkeeda oo Darbi lagu dhajiyay (Arag Sawirka)

Ilhan Cumar oo ka tirsan aqalka wakiillada ee Koongareeska dalka Mareykanka, ayaa si weyn uga carootay sawirkeeda oo dhinaca dambe looga dhajiyay daarihii Mareykanka...

Madaxweyne Saciid Deni oo Magacaabay Xilal Muhiim ah (Akhriso Digreeto)

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Taliyaha ciidanka Ilaalada Madaxtooyada maamulka Puntland iyo kuxigeenkiisa. Saciid Deni ayaa  taliyaha ciidanka...

Dowlada oo Amar kusoo rogtay Jaamacadaha kuyaala Muqdisho (Daawo Sawirro)

Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxda jaamacadda ku...

Labo Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday Deegaano katirsan gobolka Sh/Dhaxe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in labo dhacdo oo dadka argagax badan ku abuuray siyabao kala duwan uga dhaceen Deegaano hoostaga...

Saddex Waxyaabood oo sabab u ah amaan darrada kusoo korortay Muqdisho

Qaraxyada khasaaraha badan, dilalka daa’imka, waa mid daashaday dadyowga ku dhaqan magaalada Muqdisho. Urugo iyo uurkutaallo ayey la noolyihiin. Ciil iyo carro bay cunaha...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire Ben Fender (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ingiriisku u soo magcawday Soomaaliya Mudane Ben...

Kulan saddex geesood ah oo Asmara uga socda Madaxda Kenya Itoobiya & Eritrea (Daawo...

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Etirea. Waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay Madaxweynaha dalka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs