Tuesday, May 21, 2024

Rag loo heysto kufsiga & dilka Caa’isha Ilyaas oo loo gudbiyey Maxkamada Garowe

Maamulka Puntland ayaa magaalada Garowe  gaarsiiyay shan Nin oo loo heysto kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo geystay  Caa’isha Ilyaas Aadan oo aheyd...

Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay cunugii yaraa ee lagu xaday gudaha Isbitaalkaasi

Cunug yar oo saacado dhalnaa ayaa shalay oo jimco aheyd laga xaday Isbitaalka Hooyada iyo dhalaan ee SOS, waxaana dhacdadan ay noqotay mid si...

Duqa Muqdisho oo Xoghaye Degmo u magacaabay Wariye caan ka ahaa Muqdisho

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa xilka looga qaaday Xoghayihii degmada Xamar Weyne Maxamed...

Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda oo kasoo horjeestay in Dowlada Farmaajo waqti kororsi sameysato

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ay wado dadaalo ay ku dooneyso in mudo...

Turkiga oo xabsiga dhigay labo ruux oo Imaaraadka u dhashay iyo sababta keentay 

Howlgal ciidamada amaanka dowlada Turkiga ka sameeyeen magaalada Istanbuul ayaa lagu soo qabtay labo ruux oo la tuhmayo in ay basaas u ahaayeen dowlada...

Hooyo Cunug yar oo labo maalin dhalanaa looga xaday Isbitaal kuyaala Muqdisho

Dhacdo dad badan layaab iyo argagax ku beertay ayaa ka dhacay Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho, kadib markii gudaha isbitaalka lagu dhax xaday Wiil...

Xog ku Aadan Dhambaal Boqorka Sacuudiga soo gaarsiiyay Madaxweyne Farmaajo (Sawirro)

Waxaa shalay magaalada Muqdisho booqasho ku yimid Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga u qaabilsan Arrimaha Afrika Axmed Kattan, waxaana wasiirka kulan kula qaatay Madaxweyne...

Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday Saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidanka dowlada iyo...

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhigyo ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya kaga sugnaayeen duleedka...

Wasiirka Amniga oo si adag uga hadlay Banaan baxyada Facebook laga abaabulayo

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Abuukar Isloow ayaa si adag uga hadlay banaan baxyo maalmihii lasoo dhaafay abaabulkiisa laga dareemayay baraha bulshada. Wasiir...

Daawo Sawirada :Kormeerkii Madaxweyne Farmaajo maanta ku tagay Deegaanka Sabiib

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyey Alshabaab ayaa faray hay'adaha Dowladda Federaalka ah in ay shacabka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs