Thursday, May 16, 2024

Itoobiya oo yeelaneysa Dayax Gacmeed iyo Abiy oo booqday xarunta lagu sameenayo (Daawo Sawirro)

Dowlada Itoobiya ayaa markii ugu horeesay sameesaneysa Dayax gacmeed ay dooneso in ay hawada sare u dirto, waxaana sameynta dayax gacmeedkan uu hada marayaa...

Jilaa Caan ah oo guursaday Gabar asalkeedu Soomaali yahay !! (Daawo Sawirro)

Jilaaga caanka ah ee Idris Elba ayaa la aqal galay gabar asalkeedu Soomaali yahay oo lagu magacaabo Sabrina Dhowre , waxaana xaflada arooska lamaanahan uu ka...

Soomaaliya iyo Masar oo yeelanaya Iskaashi dhinaca Ciidanka (Daawo Sawirada)

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday Wasaarada Gaashaandhiga dalka Masar, wafdigan  waxaa soo dhaweeyay saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale oo katirsan Wasaarada...

Madaxweyne Deni iyo Ben Fender oo kulan gaar ah yeeshay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Garoowe ayaa kulanla qaatay wafti uu hogaaminayo safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya...

 Dhageysiga Dacwadihii loo heestay Cabdirisaaq Xuseen Tahliil oo lasoo gabo gabeeyay (Daawo Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad ka dhan ah eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil oo racfaan ka soo qaatay xukuno horay...

Xasan Sheekh oo ka ka Jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay munaasabada daah furka Xisbiga Himilo Qaran ayaa weerar afka ah ku qaaday Dowlada Madaxweyne...

Warta Biyo qabadka Boondheere oo Dib u dhis lagu sameeyay Xarigana laga jaray (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Warta Biyo Qabadka Degmada Boondheere oo Maamulka Gobolka...

Shiikh Shariif oo si kulul u Weeraray dowlada Madaxweyne Farmaajo (Daawo Sawirro)

Madaxweynayaashii hore ee Somalia ayaa maanta si kulul weeraray hab dhaqanka iyo siyaasada ay dalka ku hogaamineyso dowlada uu hogaamiyaha yahay madaxweyne Farmaajo Madaxweynihii hore...

Xildhibaankii labaad oo maanta ku guuleystay doorasho ka dhacday Baydhabo

Doorashada kuraas ka banaaneyd Golaha Shacabka ayaa maanta ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Waxaa la soo gebegabeeyay doorashada kursigii labaad oo uu...

Kulankii Baarlamanka Somalia ee maanta oo u baaqdy sabab yaab leh

Kulan xildhibaannada Baarlamaanka Somalia ay maanta ku yeelan lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa kooram la’aan u baaqday, kadib markii ay soo xaadireen 128 Xildhibaan oo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs