Saturday, May 18, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo saaka Ubax dhigay taalada Daljirka dahsoon (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay Tallaada Daljirka Dahsoon taas oo lagu xusuusanayo halyeeyadii Soomaaliyeed ee wiilasha yo gabdhaha...

TOOS U DAAWO: Dabaaldega xuska 1-da Luulyo oo ka socda garoonka Konis Stadium

Dabaaldeg iyo fantasiye weyn oo loo sameynayo munaasabada 1-da Luulyo ayaa ka socota saaka garoonka kubada cagta konis Istadyum ee magaalada Muqdisho. Waxaa ka qeyb...

QM oo balan-qaad u sameysay dowlada Somalia & James Swan oo War soo saaray...

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 59aad ee...

Farmaajo: “Waxaan gacmaha u furaynaa walaalaheen Somaliland ee midnimada dhaliyey” (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay...

Axmed Hayaan “Waa ka soo horjeedaa in ajnabi na soo dhexgalo, qofka dalbaday...

Marka laga hadlayo midnimada iyo wadajirka jaaliyadaha Soomaalida ee deggan dalka jaaliyadda Zwolle iyo nawaaxigeeda   waxeey aheyd tusaalaha ugu fudud ee loo...

Sanad guuradii 59 kii Xornimada iyo Mideynta Umadda Soomaaliyeed Qore: Abdulkadir Ali Bolay

Soomaaliyeey toos hashii maandeeq waxaa xiligaani lugta ku dhagan cadowga ummadda soomaaliyeed oo adeegsanayaa kuwa aan damiir iyo diinba lahayn waxayna damacsan yihiin in si...

RW Khayre oo ku dhawaaqay halka la dhigayo gogosha dib u heshiisiinta & doorashada...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa uga dhawaaqay Magaalada Dhuusamareeb in gogoshii dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug ay ka...

(Daawo Sawirro) Sidee caawa Xuska 1-da Luulyo looga dabaaldegay Dhuusamareeb?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug uga qayb galay munaasabadda xuska sannad...

Shiikh Shaakir oo shaaciyey in ciidamada DF ay ka howlgelayaan Dhuusamareeb

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay’adaha kala duwan ee dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs