Sunday, May 12, 2024

Mashruuc lagu Dhisayo Wadooyinka Muqdisho Iyo Berbera oo Muqdisho lagu kala saxiixday (Daawo Sawirada)

Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, iyo agaasimaha guud ee midawga Yurub ee horumarinta caalamiga ah, Mr Stefano Manservisi ayaa si wadajir...

Ra’isul Wasaare Shinzo Abe oo balan qaad u sameeyay Dowlada Somalia (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta...

Xildhibaano soo Dhaweeyay Qorshaha adkeynta amniga Dhuusamareeb

Taliyaha ciidanka AMISOM iyo saraakiil kale oo ka tirsan howl galka nabad ilaalinta midawga Afirka ayaa shalay soo gaaray magaalada Dhuusamareeb si ay qayb...

Duqa Muqdisho oo kulan Xasaasi ah la qaatay ku xigeenadiisa (Daawo Sawirada)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed(Cumar Filish) ayaa saakay xafiiskiisa kulan xasaasi ah kula qaatay Gudoomiye kuxigeenada maamulka iyo...

Banaan bax looga soo horjeedo Go’aankii Dowlada oo ka socda Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka socda banaan bax looga soo horjeedo go'aankii kasoo baxay Dowlada federaalka Soomaaliya ee lagu...

Ciidamo katirsan AMISOM oo saakay lagu soo dhaweeyay Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray ciidamo katirsan AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti oo kasoo kicitimay magaalada Baladweyne. Xildhibaano...

Akhriso Taariikhda Wiilkii Afrika Laga Qafaalay ee la geeyay dalka Mareykanka

Dhammaadkii August 1619, ayaa Markab la oranjiray White Lion, oo sidday 20 qof oo laga soo qafaashay Markab Buurtaqiiska ah, ku soo xirtay tuulada...

Xildhibaan layaab ku tilmaamay Booliis sugi waayay amniga Muqdisho in la geeyo magaalo amaan...

Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo katirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Xukuumada Soomaaliya iyo qal qal amaan iyo mid siyaasadeed ka abuurtay magaalada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs