Golaha Wasiirada Somalia oo ka hadlay doorashadii ka dhacday Jubbaland (Sawirro)

Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go'aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii aan...

Xildhibaan Fiqi oo si kulul uga hadlay amarkii DF ku soo rogtay dayuuradaha taga...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamanka federaalka Somalia ayaa si kulul uga soo horjeestay go’aan maanta ka soo baxay Hey’adda Duulista iyo...

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug oo ku dhaawacmay shil gaari

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa ku dhaawacmay Shil Gaari oo ka dhacay gobalka Mudug manta sida ay sheegayaan wararka halkaas...

Shirkaddii Shanaad oo duulimaad caalami ah ka bilowday garoonka Aadan cadde (Sawirro)

Shirkadda Dayuuradaha Air-Uganda ayaa maanta oo Khamiis ah duulimaad caalami ah ka billowday Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Munaasabad lagu daahfurayey duulimaadka ay Uganda Air...

Cumar Filish oo isaga oo ilaalo badan wata kormeeray xarunta Gobolka (Daawo Sawirada)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeeray Xafiisyada kala duwan ee ay ku shaqeeyaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo...

Xubin sare oo katirsan Al Shabaab oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo Sawirada)

Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheesan oo ka dhacay Degmada Howl Wadaag ee gobolka Banaadir lagu...

Shirqoolo lagu beegsanayo Mucaaradka Axmed Madoobe oo la sheegay in Kismaayo ka bilaabatay

Siyaasiyiinta iyo dadkii kale ee kasoo horjeeday dib u doorashada Sheekh Axmed Madoobe ayaa lagu soo waramayaa in ay lasoo daristay cabsi la xariirta...

Wasiirka Arimaha gudaha oo ka hadlay Xiisadii u dhaxeysay Dowlada iyo Ahlu Sunna (Daawo...

Wasiirka arrimaha gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye oo kulan la qaatay ganacsatada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay xiisadii ka taagneyd Dhuusomareeb ee u dhaxeysay Dowlada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs