Saturday, May 18, 2024

Raisul Wasaare Abiy Ahmed oo ka digay dagaal dhexmara dowladaha Masar & Itoobiya

Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dagaal lala galo Masar uusan xal noqoneyn oo loo baahan yahay in wax walba wadahadal lagu...

(Sawirro) Meydka taliyihii ciidamada Gorgor oo afar cisho ka dib lagu aasay Muqdisho

Allaha unaxariisto waxaa Isbitaalka Ciidanka xooga dalka Soomaaliyed aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abuukar (Maxaadey) oo 18-kii bishan ku geeriyooday magaalada...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Ku-simaha Madaxweynaha & Wakiilka QM ee Somalia?

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ahna guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wakiilka gaarka ah...

Dowlada Somalia oo digniin ka soo saartay Musiibo ku soo wajahan qeybo ka mid...

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay cabsida sii kordhaysa ee ku saabsan inuu fataho webiga, gaar ahaan magaalada Beledweyne. Dawladdu waxay sheegtay...

Madaxweyne Bangiyo waa weyn ku amray in maal galin ku sameeyaan Eeyaha Alabay !!

Madaxweynaha dalka Turkmenistan Gurbanguly Berdimuhamedov ayaa wareegto uu soo saaray ku amaray bangiyada dalkiisa in ay maalgeliyaan mashaariicda lagu hormarinayo tirada eeyda yaryar ee...

Shir lagu qiimeynayo shaqada dowlada oo Muqdisho ka furmay (Daawo Sawirada)

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ay yeelanayaan agaasimayaasha...

Qaar kamid ah Guddigii Doorashada uu magacaabay Sheekh Shaakir oo is casilay

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta wareegto uu soo saaray ku magacaabay 11-xubnood uu sheegay in ay yihiin guddiga doorashada...

Kayle McCarter oo Madaxweyne Farmaajo kala hadlay Kiiska Badda kadib safar qarsoodi ah uu...

Safiirka Mareykanka u jooga dalka Kenya Kayle McCarter, ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku yimid magaalada Muqdisho, waxa uuna safiirka kulan gaar ah...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Wareegto ku magacaabay labadiisa ku xigeen (Akhriso)

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa wareegto uu maanta soo saaray ayuu ku magacaabay labada Madaxweyne kuxigeen uu yeelanayo. Axmed Madoobe...

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada Doon ay la socdeen Ciidanka dowlada oo rogmatay

Doon ay la socdeen ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada 14-ka October ayaa habeen hore ku rogmatay meel dhanka bari kaga beegan Xeebta magaalada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs