Saturday, May 11, 2024

Nin Muslim ah oo Isbuuc kasta kabo cusub u qeybiya dadka Darbi jiifka ah...

Nin soo islaamay kuna nool Koonfurta magaalada London ayaa dad badan soo jiitay, kadib markii uu ninkaasi bilaabay olole uu ku taageerayo dadka darbi...

Xafiisyo Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ka furteen Puntland oo la xirayo !!

Labo wasiir oo katirsan Xukuumada federaalka Soomaaliya Soomaaliya ayaa xafiisyo siyaasadeed waxa ay ka furteen deegaano katirsan maamulka Puntland gaar ahaan deegaanada ay qabiiladooda...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Sargaal ciidan oo maanta lagu dilay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil maanta xaafada Saybiyaano ee degmada Hodan loogu geestay nin la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha ciidanka...

Xildhibaan maanta laga damiyay Makarafoonka xili uu hadal ka jeedinayay fadhiga Baarlamaanka 

Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay fadhigii ugu horeeyey kalfadhiga 6-aad xarunta KMG ee looga dhisay Madaxtooyada, waxaana kulanka soo xaadiray inta...

(Daawo Sawirro) Quruxda xarunta cusub ee uu Maanta ku shiray Baarlamanka Somalia

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta ku yeeshay fadhigii ugu horeeyey kalfadhiga 6aad xarunta KMG ee looga dhisay Madaxtooyada Somalia. Xildhibaanada ayaa Akhrinta koowaad Marsiiyay heshiis...

Dowladaha Somalia & Denmark oo wadahadal ku yeeshay Magaalada Washington

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka horumarinta iskaashiga dowladda Denmark, Rasmus Prehn, ayaa magaalada Washington ku yeeshay kulan...

Meydka taliye Maxaadey oo la diiday in la aaso iyo Wararkii ugu dambeeyey

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyihii Ururka Gorgor ee ciidanka milateriga Soomaaliya oo xalay lagu dilay meel ku dhow madaxtooyada Somalia ay diideen...

Warbaahinta madaxa banaan oo laga Mamnuucay tebinta Wararka fadhiyada Baarlamanka

Weriyeyaasha madaxa banaan ayaa laga mamnuucay iney warar ka soo tebiyaan kulamada kalfadhiga 6aad ee Golaha shacabka Soomaaliya oo maanta fadhigii ugu horeeyey yeelanaya. Guddoomiye0...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs