Wednesday, May 1, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay Caleemo saarka Axmed Madoobe iyo Xaalka Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbalabd waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay ka dhacdo munaasabad weyn oo lagu caleemo saarayo...

C/Rashiid Xidig oo 6 Su’aal oo adag hor dhigay Siyaasiyiinta ka qeyb galeysa Caleemo...

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo koox taageerayaashiisa ah Kismaayo ugu doorteen Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa su'aalo ay adagtahay ka jawaabistooda hor dhigay Madaxda iyo...

Jubbaland oo Caleemo saarka Axmed Madoobe ku casuuntay Wadamada Dariska

Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose lagu caleemo saaro Madaxweynaha sharciyadiisa shakiga la galiyay ee Jubbaland...

Dowlada oo soo saartay amar saameyn ku yeelanaya Wafdi Kenya u direyso Kismaayo

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar cusub oo lagu mamnuucayo duulimaadyada tooska ah ee ka imaanaya dalka Kenya ee tagaya magaalada Kismaayo ee...

Madaxweyne Donald Trump oo Ilhan Cumar ku weeraray Gobolkeeda

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donlad Trump ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Gabadha asalkeeda Soomaaliga yahay ee Ilhan Cumar Cumar oo katirsan aqalka...

Masuul katirsan dowlada Federaalka oo Kismaayo u tagay Caleemo Saarka Axmed Madoobe

Waxaa galinkii dambe ee maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland gaaray Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka sare ee Soomaaliya Abshir Bukhaari iyo...

Wax ka Ogow Mowjadaha siyaasadeed ee ku soo food leh Dowladda Federalka

Waxaa xiligan dalka uu wajahayaa siyaasado kala dan ahaa oo isbaheystay kuwaa oo wada abaabul xoog leh, iaydoo aan kala ra’yi la’aheyn. Madallada ay ku...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Guusha Ra’isul Wasaare Abiy Axmed

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Ra'isul Wasaaraha dowlada Itoobiya Abiy Axmed oo ku guuleestay abaal marinta caalamiga ee Nobel Peace...

Markab ay leedahay dowlada Iran oo lagu duqeeyey meel ku dhow xeebaha Sacuudiga

Markab saliidda qaada oo ay leedahay Iran ayaa la lagu weeraray labo gantaal xilli uu ku safrayey Badda Cad, meel u dhow Saudi Arabia,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs