Friday, May 17, 2024

Madaxa Shirkadda HUBAAL oo beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada

Madaxa shirkadda HUBAAL Maxamed Ismaaciil Cali ayaa beeniyey warar maalmahan la isla dhexmarayey oo sheegayey inuu u baxsaday dalka Turkiga, uuna lunsaday hanti shirkaddaas...

Akhriso: Shan qodob ah oo ay kala saxiixdeen beelihii ku dagaalamay Mudug (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoga Dalka Somaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qeybta 21 aad ayaa Goobjooge ka ahaa Heshiis lagu dhameynayo colaadii ka taagnayd Degaanada Afbarwaaqo...

Akhriso: Magacyada 10-ka qof ee sanadkan lacagta ugu badan ka sameeyey Youtube

Shirkadda Youtube ayaa shaacisay 10-ka qof ee lacagta ugu badan ka sameeyey bartaas sanadkan sii dhamaanaya 2019-ka. Wiil siddeed jir ah oo bartiisa YouTube ku...

Gudoomiye Mursal & wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu horkacayo oo isugu jira Xildhibaanada labada Aqal iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa...

Xiliga dib loo howlgelinayo garoonka Stadium Muqdisho oo la shaaciyey (Sawirro)

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Agaasmaha Guud ee Wasaradda, cayaartoy ka timid dalka dibadiisa iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir...

(Akhriso) Madaxweyne Biixi oo xafiiskiisa ka soo saaray wareegto culus

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ku soo saaray La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka (Circulation Book) iyo...

Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo la kulmay Madaxda Puntland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyey Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan muhiim ah la qaatay wefti ka...

Shaqo Joojin lagu sameeyay Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Sababta oo la cadeeyay

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaha Xabsiga Dhaxe ee Xama Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile , oo lagu eedeeyay in bukaan...

Ciidamada gaarka ah ee PSF oo fashiliyay qaraxyo miino (Daawo Sawirada)

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee maamulka Puntland ayaa ku guuleestay in ay fashiliyaan qaraxyo miino oo lagu aasay qeybo kamid ah magaalada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs