Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxa Shirkadda HUBAAL oo beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada

Madaxa shirkadda HUBAAL Maxamed Ismaaciil Cali ayaa beeniyey warar maalmahan la isla dhexmarayey oo sheegayey inuu u baxsaday dalka Turkiga, uuna lunsaday hanti shirkaddaas ay ku aamineen dad Soomaaliyeed.

Maxamed Ismaaciil Cali ayaa ku tilmaamay Wararkaas kuwo la been abuuray oo ay ka dambeeyaan shirkaddo dano guracan leh, isagoo xusay inuu dalka Turkiga u joogo howlo shaqo oo la xiriira horumarinta Shirkaddiisa.

HUBAAL Traders Company waa shirkad ay ku midoobeen ganacsato Soomaaliyeed oo ka shaqeysta Suuqa Online ah ee sarifka lacagaha qalaad FOREX, Waxaana ka shaqeysa illaa 100 qof.

Hoos ka daawo hadalka madaxa shirkadda Hubaal

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

RW Netanyahu: “Maanta, berri & mar walba waa mahadsan yahay Mareykanka”

Caydiid Ali

Cabsi Laga Qabo ” Shutdown” Ku Yimaada Hey’adaha Dowliga Ah hadii maanta Baarlamaanka aysan …. 

Cabdi Cade

Mareykanka: “Waxaynu aqoonsan nahay gobanimada Soomaaliya & Xuduudihii 1960kii

Caydiid Ali