Dowlada Sudan oo ogolaatay inay kala saarto diinta iyo dowladda iyo Sababta keentay

Dowladda Sudan iyo koox mucaarad ah oo weyn oo ka dhisan buuraha koonfureed ee Nuba ayaa Axaddii kala saxiiday dokument dhabbaha u xaaraya heshiis...

Maxkamadeynta Askarigii dilay George Floyd oo ka bilaabaneysa Maraykanka

Garsoorayaal ku sugan Magaalada Minneapolis ayaa bilaabaya iney dhegeystaan furitaanka doodaha maxkamadeynta, sarkaal caddaan ah oo lagu eedeeyay dilka George Floyd. Derek Chauvin oo askari...

Madaxda dowlad goboleedyada oo isku mari waayey dhowr qodob oo xasaasi ah

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kulankoodu galay maalintii 3aad ayaan wax horumar ah laga sameyn qodobadii laga doodayey ee ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka sida ay...

(Sawirro) Maxkamad ku taalla Galmudug oo xukun isku mid ah ku riday ajaaniib 30...

Maxkamadda gobolka Mudug ee dowlad goboleed Galmudug, ayaa ganaax min 700 boqol oo dollar ah ku riday 31 ruux oo si sharci daro uga...

Maamulka Golaha Shacabka BFS oo sheegay inuusan jirin ajende muddo kordhin ah

Masuuliyiinta Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ayaa markii ugu horeysay qiray inay jireen ciidamo dheeraada oo Sabtidii la geeyay dhismaha Barlamaanka oo lagu waday...

Puntland oo eedeymo cusub u jeedisay Masuuliyiinta dowlada federaalka

Puntland ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ay falal lagu khalkhal gelinayo amniga ka wadi degaanadeeda. Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Gallan ayaa sheegay in...

James Swan oo ka hadlay kulankii ay la qaateen Madaxda dowlad goboleedyada

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay kulankii ay maanta la qaateen madaxda dowlad goboleedyada. James Swan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs