Sunday, April 28, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay in uu Sharaftiisa ilaashado isna casilo maanta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goordhaw la filayo in uu hortago lana hadlo Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ayaa loogu baaqay in...

Maxaa laga filan karaa Kulanka Golaha Shacabka uu Farmaajo hortagayo Goordhaw ?

Madaxweynaha waqtigiisu dhamnaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa daqiiqadaha soo aadan in uu hortago Xildhibaanada golaha shacabka una u jeediyo khudbad. Farmaajo...

Madaxweyne Farmaajo oo goordhaw War Saxaafadeed soo saaray (Akhriso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay maalinta Shaqaalaha aduunka oo maanta ku beegan, waxa uuna hambalyo u...

Maamul Goboleed mar kale shaaciyay in Farmaajo Madaxweyne u aqoonsaneyn

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku celisay in aysan Madaxweynaha Soomaaliya u aqoonsaneyn Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo . Wasiirka Warfaafinta ee...

Kenya oo Mamnuuceysa in Xiriir Jaceyl iyo mid guur uu dhax maro raga iyo...

Dowlada Kenya ayaa ayaa wada qorsho ay ku dooneyso  in ay ku mamnuucdo in xiriir jaceyl ku saleesan iyo mid guur uu dhax maro...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Tarsan oo Farmaajo ugu baaqay in uu Beri is...

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Ambasador Maxamed Nuur Tarsan ayaa caawa fariin muuqaal ah uu soo duubay ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo...

Sababtii Farmaajo isaga celiyay Dhalashada Mareykanka oo la ogaaday (Xog cusub)

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iska celiyay dhalashadiisa dalka Mareykanka 1-dii August 2019, waxaana go'aanka Farmaajo dhalashada isaga celiyay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs