Saturday, May 18, 2024

Yuusuf Dabageed iyo Xubno uu ku jiro Sanbaloolshe oo gaaray Baladweyne (Sawirro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne.   Madaxweyne Ku Xigeenka...

Rooble oo Dhexda u Gallay Dabaakh Diblomaasiyadeedka u Dhaxeeya Farmaajo iyo Uhuru!

Ra’iisulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Xuseen Rooble ayaa Talaadadii August 10, 2021 booqasho u muuqata qaboojinta xidhiidhka xumaa ee Soomaaliya iyo Kenya ku tegay magaala...

Farmaajo oo Asteeyay Maalinta la Dagaalanka Musuq maasuqa Soomaaliya (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo ka...

Maraykanka oo Codsi Cajiib ah u diray Daalibaan oo ku dhaw in ay qabsadaan...

Maraykanka oo Codsi Cajiib ah u diray Kooxda Daalibaan Dowladda Maraykanka waxay ka codsatay Hoggaamiyayaasha Kooxda Hubeysan ee Daaliban inay badbaadiyaan Safaaradooda ku taalla...

Diyaarad Baladweyne ka dejisay Gaadiid Ciidan iyo Mootooyin (Daawo Sawirro)

Magaalada Baladweyne ee caasimada gobolka Hiiraan ayaa la gaarsiiyay gaadiid nuuca ciidamada iyo mootooyin loogu tala galay in ay ku howlgalaan ciidamada booliiska ee...

Cumar Filish iyo Siidii oo AMISOM kala hadlay dadkii ay ku laayeen Golweyn (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa si...

Shir Deg deg ah oo Hotelka Jaziira uga socda Musharaxiinta iyo Walaac cusub oo…

Waxaa xiligan shir deg deg ah Hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho uga socdaa qaar kamid ah midowga Musharaxiinta Madaxweynaha, waxaana shirkan yahay mid ay...

Madaxweyne Qoor Qoor oo u jabaabay dadka dhaleeceenaya Doorashadii ka dhacday Galmudug

Siyaasiyiin iyo musharaxiin laga reebay liiska doorashada Aqalka Sare ee dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa dhaliilay qaabka ay doorashadaasi u...

Burcad hubeesan oo saakay lagu dilay Dayniile iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Ciidamada amaanka degmada Dayniile ka howlgala ayaa saakay xaafada Gubta gaar ahaan halka loo yaqaan Sombak waxa ay ku dileen labo nin oo burcad...

Qoor Qoor iyo Xaaf oo isku arkay xalay Munaasabad ka dhacday Dhuusomareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeyb galay caawa munaasabadda sanadguurada 15aad ee Galmudug oo ka dhacday caasimadda Dhusamareeb. Munaasabadda sanadguurada 15aad...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs