Sunday, May 19, 2024

Maamulka Puntland ee gobolka Mudug oo fagaare ku gubay Khamri fara badan (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa ka qayb galay Fulinta Xukun Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Mudug ku riday 20 kartoon oo...

Dowlada Somalia oo faahfaahin ka bixisay sababaha dalka looga eryey Simon Mulongo

Dowladda Soomaaliya ayaa ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo ka eriday dalka iyadoo ka dhigtay persona non grata’...

Madaxweyne Qoorqoor oo warbixin xasaasi ah laga siiyey amniga Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo maanta ka dhacay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada ayaa...

Boqolaal ka tirsan Xuutiyiinta Yemen oo saacado gudahood duqeymo lagu laayey

Sida ay shaacisay Warbaahinta dalka Boqortooyada Sacuudiga dagaalo xoogan iyo duqeymo ka dhacay magaalada Marib 24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa lagu dilay...

Beesha caalamka oo bilowday dedaalo lagu baajinayo dagaal ka dhaca Addis ababa

Waxaa sii xoogeysanaya dadaalada diblomaasiyadeed oo lagu hakinayo weerar lagu qaado caasimadda Ethiopia ee Addis-Ababa kadib markii ciidamada Tigray ay toddobaadkan horumar ka sameeyeen...

Dowlada Soomaaliya oo amar ku siisay Simon Mulungo in dalka uga baxo mudo...

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa lagu amray in mudo isbuuc ah dalka uga baxo kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Arrimaha...

Miisaaniyadda Dowlad Goboleedka Puntland oo la ansixiyay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkan oo dhan $354,039,039. Kulanka oo...

Gabdho kamid noqday Haramcad oo tababar loo soo xiray iyo Saraakiil darajooyin loo xiray...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Tababar u Soo Xiray gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed, isla markaana derajooyin...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs