Tuesday, April 30, 2024

Laftagareen oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii gobolka Sh/hoose & Ku-xigeenkiisa

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia C/casiis Laftagareen ayaa xilkii ka Qaaday Guddoomiyihii Gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) iyo Ku-xigeenkiisa dhinaca amniga. Wareegto ka soo...

Madaxweyne Qoor Qoor arimo Xasaasi ah kala hadlay Saraakiil katirsan AMISOM (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4 iyo saraakiil uu hoggaaminayay.   Kulanka...

Hormuud oo $100,000 ugu deeqday abaaraha ka jira Deegaanada Jubbaland (Sawirro)

Hormuud Salaam Foundation, ayaa maanta ugu deeqdey $100,000, taasoo gurmad biyo dhaamin ah loogu sameyn doono, dadka iyo duunyada ay saameeyeen abaaraha ka jira,...

Kulan Wadareedka Dardar Galinta Hiigsiga Xukuumada Jubbalad oo la daahfuray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray kulanka wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo lagu dardar galinayo shaqooyinka Wasaaradaha Dowlada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay...

Gudiga Adeega Garsoorka Koonfur Galbeed oo maanta la dhaariyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudiga Adeega Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee dhowaan Madaxweynaha...

Al Shabaab oo Shaacisay in ay dileen Askar badan oo u dhalatay dalka Kenya

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qarax lala beegsaday askar u dhalatay dalka Kenya oo ku sugnaa deegaan katirsan gobolka Jubada Hoose, waxaana qaraxan...

Dibad baxayaal Ciidanka dalkooda ugu baaqay in Afgembi sameeyaan !!

Kumanaan dibad baxayaal ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan, waxa ayna dibad baxayaashan kasoo horjeedaan dowlada talada Sudan...

Dhismaha Jaamacad weyn oo kutaala Muqdisho oo dab ka kacay (Sawirro)

Waxaa saakay dab xoogan uu ka kacay qeybo kamid ah dhismaha ay degan tahay Jaamacada SIU ee magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunteeda kutaala Ex-Iskuulka...

Culimo ka Socotay dalka Turkiga oo kulan la qaatay Madaxweyne Laftagareen (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa kulan la qaatay Culimo ka socday Dalka Turkiya oo Maalmahan Magaalada Baydhabo ujoogay...

Sheekh Shariif oo arin muhiim ah kala hadlay Madaxweyne Guudlaawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed.   Kulanka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs