Baarlamanka Galmudug oo cod aqlabiyad leh ku sixiyey degmo cusub (Sawirro)

Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulankoodii Caadiga ahay, waxaana shir gudoominaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka ayna ku wehlinayeen labada Gudoomiye ku xigeen Ajandaha kulanka Maanta Sabti...

Maxaa ka jira in xilka laga qaaday Gudoomiyihii Guddiga Doorashada heer Federaal?

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa cadeeyay inaysan jirin xil ka qaadis lagu sameeyey gudoomiyaha guddiga iyo ku xigeenkiisa, ayna hawlahooda shaqo si rasmiya...

Madaxweyne Farmaajo oo ka digay in wax laga bedelo Heshiiska Doorashada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu xusayay aas aaska ciidanka booliiska ayaa ka hadkay doorashada dalka ka bilaabatay...

Ra’isul Wasaarayaal hore iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Garawe lana kulmay Deni (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada Puntland gaaray Ra'isul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya  Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu wehliyo...

Dagaal xoogan oo ka socda xaafado katirsan magaalada Muqdisho

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan milatariga Soomaaliga gaar ahaan kuwa u abaabulan hab beeleed ayaa ka socda xaafado katirsan degmada Kaaraan...

Farmaajo oo ka qeyb galaya Munaasabad ka socota Muqdisho (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xiligan ka qeyb galaya Munaasabadda Xuska 78 guurada ka soo wareegtay Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Munaasabadan...

Ra’sul Wasaare Rooble iyo gollaha Midowga Musharaxiinta oo kulan leh (Sawirro)

Ra'isul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa xiligan kulan gaar ah kula leh xubno katirsan gollaha midowga musharaxiinta madaxweynaha. Kulankan ayaa sida...

Al Shabaab oo shaacisay in weerar layaab leh ku dileen Masuuliyiin iyo xubno kale

Warbaahinta Al Shabaab ayaa baahisay in xalay dagaalyahano katirsan kooxdaasi weerar qorsheesan ka fuliyeen deegaanka lagu magacaabo Taabto oo katirsan gobolka Jubadda Hoose ayna...

Agaasime Wasaaradeed oo lagu eedeeyay ku takrifal awoodeed oo xilka laga qaaday

Wasiirka Wasaaradda qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga xukuumadda Soomaaliya  Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaqada ka joojiyay agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, kadib eedeymo culus oo loo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs