Khasaaraha maaliyadeed ee ka dhashay dabkii baabi’iyay Suuqa Hargeysa oo la shaaciyay

Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa waxaa habeen hore ka kacay dab xooggan oo gubay qeybo badan oo kamid ah suuqa, waxaana dabkaasi ka dhashay...

Xildhibaanadii ugu horeeyay ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Sawirro)

Waxaa maalintii labaad xarunta guddiga doorashada heer federaal ka socota bixinta shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaanimo ee la siinayo xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka...

Booliiska Kenya oo qabtay koox weerar dhagxaan ah ku qaaday Raila Odinga

Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay dad loo heesto in weerar dhagax tuur ah ku qaadeen diyaarad nuuca qumaatiga u kaca uu la...

Ciidamada Kumaandooska oo gacanta ku dhigay gaari qaraxyo waday iyo ragii la socday

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ay wehliyeen ciidamada daraawiishta Galmudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaano kuyaala gobolka Mudug kusoo qabtay xubno katirsan Al...

Mahad Salaad: “Telefan & tacsi kuma filna dhibaatada gaartay walaalaheen Somaliland”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa dhaliilay qaabka uu madaxweynaha Somalia ufa falceliyey dabkii xooganaa ee baabi'iyey Suuqa weyn ee...

Somaliland oo beri laga soomayo Maalinta 1aad iyo Muuse Biixi oo shacabka la hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaanna shacabka Somaliland meel ay joogaanba ku hambalyeynayaa curashada bisha barakaysan...

(Sawirro) Ciidamada Ruushka oo dagaalka Ukraine u adegesanaya xeelado cusub

Ukraine ayaa sheegtay in ciidamada Ruushku ay dib u gurasho degdeg ah ka sameynayaan aagga waqooyi ee ku hareereysan caasimadda Kyiv iyo magaalada Chernigiv...

(Sawirro) Wasiiro ka tirsan Itoobiya oo soo arkay gubashada Suuqa Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti heer wasiir ah oo ka socda dawladda Federalka Itoobiya oo uu hoggaaminayo Wasiirka...

Guddiga doorashada oo shaaciyay tirada Xildhibaanada maanta la siiyey shahaadada

Guddiga doorashada heer federaal ayaa shaaciyey tirada xildhibaanada labada aqal ee maanta qaatay shahaadada Xildhibaanimo Qoraal ka soo baxa gudigga ayaa sheegay in Guud ahaan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs