Saturday, May 18, 2024

Midowga Afrika oo Wakiil cusub usoo magacaabaya Soomaaliya kaddib ceyrintii Madeira

Midowga Afrika ayaa lagu soo waramayaa in ay ka quusteen in Soomaaliya wakiil uga sii ahaado Danjire Francisco Madeira, oo xukuumadda Soomaaliya dalka ka...

Sacuudiga oo si adag uga hadashay Weerar Israa’iil ku qaaday gudaha Masjidka Al-Aqsa

Boqortooyada Sacuudiga ayaa si kulul u cambaareesay weerar shalay oo jimco ah ciidamada Israa'iil ku qaadeen gudaha Masjidka Barakeesan ee Al Aqsaa, waxaana weerarkaasi...

Musharaxiin badan oo ku tartamaya Doorashada kursiga HOP106 (Magacyada+Sawirro)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shahaadada musharaxnimo siiyay lix musharax oo isku soo taagay in ay ku tartamaan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106...

Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan oo shaaciyay in xilka wareejiyay kana hadlay Sababta uusan u dhaaran

 Taliyihii ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo kamid noqday xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ayaa shaaciyay in uu wareejiyay xilka taliyaha...

Ra’isul Wasaare Rooble oo la dardaarmay Guddoonka KMG ee labada aqal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoomiyeyaasha KMG ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Saree ee Baarlamaanka cusub ee...

Yaa ku fadhiya 16-ka Kursi ee doorashadooda laga wareejiyay Garbahaarey (Magacyada)

Guddiga doorashada heer federaal ayaa go'aamiyay in doorashada 16-ka kursi ee horey loogu qoondeeyay magaalada Garbahaarey loo wareejiyo degmada Ceel-Waaq oo gacanta ugu jira...

Cabdirashiid Janan oo ku farxay Go’aankii Doorashada 16-ka kursi looga wareejiyay Garbahaarey

Wasiirkii hore amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa taageeray go'aankii guddiga doorashada kasoo baxay ee magaalada Garbahaarey looga wareejiyay doorashada 16-ka kursi...

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka cusub ee DF oo beeniyay inuu Al-Shabaab la shaqeeyo

Dr. Cali Xaaji Aadan Abuubakar, oo ka mid ah xildhibaannadii Golaha Shacabka ee shalay xilka loo dhaariyay ayaa muddo kooban kadib markii lagu doortay...

Dad ka badan 150 oo ku dhaawacmay rabshado ka qarxay Masjidka Al-Aqsa (Sawirro)

Ugu yaraan 152 falastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacantay isku dhacyo ay la galeen booliiska rabshadaha ka hortaga ee Israa’iil gudaha dhismaha masjidka Al-Aqsa ee...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs