Imaam Masaajid oo dilay Doofaar oo xukun adag oo xabsi ah lagu riday

Maxkamad ku taalla dalka Rwanda ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday imaam masaajid oo lagu eedeeyay in uu dil u geestay doofaar...

Dowladda Britain oo ciidamo cabsi geliya Ruushka u direysa dhoolatus weyn

Dowladda UK ayaa Jimcaha sheegtay inay 8,000 oo askari u direyso bariga Yurub, halkaasi oo ay ku sameyn doonaan dhoolatus lagu muujinayo awood kadib...

(Akhriso) Todoba qodob oo laga bartay doorashooyinkii Gudoonka labada Aqal.

Wasiirkii hore ee amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa soo bandhigay todoba qodob oo laga bartay doorashooyinkii gudoonka golaha shacabka iyo labadiisa...

Deni oo la kulmay Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee Golaha Shacabka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee cusub ee loo doortay Golaha Shacabka BJFS,...

Maraykanka oo War ka soo saaray doorashada Guddoonka cusub ee Golaha Shacabka BFS

Maraykanka ayaa bogaadiyey doorashadii gudoonka cusub ee golaha shacabka baarlamanka Somalia ee ka dhacday magaalada Muqdisho Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa qoraal ay soo saartay...

Xildhibaan Caana-nuug oo ka hadlay sababaha guuldaradiisa iyo cida uu eersaday

Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) oo looga guuleystay doorashadii gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay sababaha keenay...

Madaxweyne Erdogan oo booqasho taariikhi ah ku tagay Sacuudiga (Sawirro)

Madaxweynaha dalka Turkiga Tayyip Erdogan ayaa ku tagay dalka Sacuudiga booqashadii ugu horeysay ee heer sare ah muddo sanado ah, taasoo uu rajaynayo inuu...

Sarkaal ka soo goostay Al-Shabaab iyo hubkiisa oo la soo bandhigay (Sawirro)

Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka soo goostay Al-Shabaab kaasoo lagu magacaabo Ciise Cumar...

Booliska Canada oo dabagal dheer ka dib gacanta ku dhigay Abilaziz Mohamed

Booliska Canada ayaa Abilaziz Mohamed oo ah Soomaali ay aad u aad doondooneysay dowladda Canada ka dib markii la helay ku saabsan halka uu...

Ruushka oo bilaabay xeelad cusub oo uu u adeegsanayo dagaalka Ukraine

Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegaya in Ruushka ay albaabka laga galo dekedda Sevastopol ee Crimea usoo direen labo Hoombaro oo ay cidamadda Badda Ruushka tababareen. Hoombaro...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs