Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo Wadahadalkii ugu horeeyay yeeshay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadalkii ugu horeeyay tan iyo markii dib loo doortay 15-ka bishii hore ee May waxa uu  la yeeshay...

Wararkii Ugu Dambeeyay khasaaraha ka dhashay Madaafiic xalay Muqdisho lagu garaacay

Waxaa xalay saqdii dhaxe tiro madaafiic ah kusoo dhaceen xaafado katirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, waxaana madaafiicdaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho...

QM oo dhaqangelisay qaraar cusub oo sharaxaad lagu dalbanayo marka la isticmaalo VETO

Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka dalbaday dalalka Shiinaha iyo Ruushka inay sharraxaad ka siiyaan beesha caalamka, sababta ay diidmada qayaxan (Veto) ugu...

Madaxweyne Qoor Qoor oo xil u magacaabay Cabdisamad Salaad Aadan (Wareegto)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Cabdisamad Salaad Aadan u magacaabay Gudoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Degmada Dhusamareeb. Wareegtada uu soo...

(Akhriso) Qaar ka mid ah Madaxda beri ka qeyb galeysa Xaflada Caleema saarka

Magaalada Muqdisho waxaa la filayaa iney beri soo gaaraan madax iyo wufuud ka qeyb galeysa caleema saarka Madaweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Max'uud. Madaxweynaha la caleema...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawa magacaabay La-taliyaal cusub (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha Arrimaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka. 1. Dr....

Dowladaha India & Somalia oo gaaray heshiis ka kooban afar qodob (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka Hindiya Amb Dr Virander Paul iyo...

Madaxweyne Deni & wafdi uu horkacayo oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta si weyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalaya...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs