Sunday, June 16, 2024

Ciidamada Xoogga dalka oo degaan cusub kala wareegay Al-shabaab

Milateriga Soomaaliya ayaa saaka la wareegay degaanka Teedaan oo hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan halkaasoo ay mudooyinkan Maamulayeen Al-shabaab. Afhayeenka gobolka Hiiraan ayaa sheegay...

Raisul Wasaaraha Itoobiya oo booqasho ku tagay degaanka Soomaalida (Sawirro)

Raisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed oo xalay gaaray magaalada Jigjiga ayaa saaka booqday aagga wax-soo-saarka beeraha ee degmada Tulli-guuleed gaar ahaan tuulada Kulule. Madaxweynaha...

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo qaabilay Max’uud Max’ed Xasan & wafdi uu horkacayo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa ugu sareeya Hay'adda Save the Children Soomaaliya Maxamuud Maxamed...

Khasaare naxdin leh oo ka dhashay dab qabsaday guri ku yaalla Magaalada Jigjiga

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dab ka kacay xalay saqdii dhexe guri ku yaalla xaafadda 13aad ee magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida. Dabka...

Sarkaal ka tirsan Maamulka Puntland oo lagu dilay woqoyiga Gaalkacyo

Kooxo hubaysan ayaa xalay woqooyiga Magaalada Gaalkacyo waxay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda maamulka Puntland. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi oo kamid...

Faahfaahin: Toogasho lagu weeraray dad Yuhuud ah oo ka dhacday Qudus (Sawirro)

Sida laga soo xigtay saraakiisha Israa'iil Toddobo qof ayaa ku dhaawacantay weerar ay dabley hubeysan ka geysteen degaanno kala duwan magaalada Qudus. Dableyda ayaa rasaas...

Ciidanka Danab oo sheegay iney fashiliyeen qaraxyo ay diyaarisay Al-shabaab (Sawirro)

Ciidanka Kumaandoska Xoogga dalka ee  Danab howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyey degaano ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in howlgalkan...

Xaalad adag oo gudaha Mareykanka ka soo wajahday isticmaalka facebook

Toddobadii sano ee ugu dambaysay waxaa hoos u dhacay isticmaalka Facebook ee dhalinyarada Maraykanka ah, iyagoo taas bedelkeeda u wareegay inay isticmaalaan baraha bulshada...

(Akhriso) Mid ka mid ah Wasaaradaha DF oo amartay in laga guuro xarunteedii hore

Wasaaaradda Macdanta iyo Bartoolka ee Xukuumada Federaalka Somalia ayaa soo saartay amar sheegaya in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka degan xaruntii Wasaaradda...

Wasiirada cusub ee Gaadiidka & Duulista hawada DF oo amar adag soo saartay (Akhriso)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Somalia Marwo Fardowsa Osman Cigaalayaa lagu sheegay inaan wax Guri ah laga dhisi...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs