Macalin Jaamacadeed oo dil aad looga naxay loogu geestay magaalada Muqdisho

Kooxo burcad hubeesan oon heebtooda la garan ayaa xaafad katirsan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ku dilay mid kamid ah macalimiinta wax ka dhiga...

Toogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday magaalada Highland Park (Sawirro)

Toogasho lagu dilay dhoor qof tiro kalana lagu dhaawacay ayaa ka dhacday dhismo kuyaalla magaalada Highland Park ee dalka Mareykanka, waxaana toogashadan dhacday xilli...

Mahdi Guuleed oo maanta ka qeyb galaya Shir uu ku matalayo Madeaxweyne Xasan Sheekh

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shalay gaaray magaalada Nairobi ee Dalka caasimadda dalka Kenya . Mahdi...

Ciidanka NISA oo howlgal culus ka bilaabay Muqdisho, ka dib burcad ku soo badatay...

Ciidanka Gaarka ah ee NISA ayaa howlgalo ka sameeyay degmooyinka Howlwadaag, Warta-Nabadda, Yaaqshiid, Kaaraan iyo qaybo kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Howlgaladaan ayaa ka...

(Akhriso) Xafiisa hanti-dhowrka Guud oo soo saaray habraaca Xil-wareejinta heyadaha DF

Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray habraaca xil wareejinta heyadaha dowlada federaalka Soomaaliya. Talaabadan ayaa ku soo beegantay xili dhowaan mla filayo in...

Xassan Shiikh: “Dowladeydu waxay ahmiyad gaar ah siineysaa afar Qodob” (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga, isaga...

Ex-Madaxweyne Ku-xigeenkii Kenya oo fagaare ka sheegay hadal Soomaalida ka yaabiyey

Kalonzo Musyoka Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya ayaa sheegay hadal dad badan ka yaabiyey oo ah inuu kasoo jeedo mid ka mid ah...

(Sawirro) Guddoomiyaha Baarlamannka iyo Ex-RW Rooble oo dalka ka ambabaxay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe  u ambabaxay dalka Sucuudiga. Shiikh...

Sicir bararkii ugu sareeyey muddo rubac qarni ah oo ka taagan dalka Turkiga

Sicir-bararka dalka Turkiga ee bishii June ayaa gaaray 78.6 boqolkiiba -- taasi oo ah heerkii ugu sarreeyey muddo 24 sano ah kaasoo noqday sicirklii...

(Daawo Sawirro) Dab ka kacay Keymo ku yaalla Buuraleyda gobolka Sanaag

Dab xooggan oo shalay ka kacay degaanka Gaacidh oo ka mid ah buuraleyda gobolka Sanaag ayaa ilaa maanta socda, waxaana gebi ahaan gubanaya keymaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs