Friday, May 17, 2024

Dad badan oo ku dhintay weerar ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose

Khasaare xooggan ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhashay weerar jidgal ah oo galabta ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Wanle-weyn iyo Afgooye ee...

Hooyo lagala wareegay todoba caruur ah oo keligeed Somalia loo tarxiilayo (Sawirro)

Maxkamad ku taalla dalka Denmark ayaa gabar Soomaali ah ku xukuntay sanad iyo sagaal bilood oo xariga ah, kadibna in dalka laga saaro oo...

Guddi loo saaray xalinta khilaafka Madaxweyne Qoor-qoor iyo Saraakiisha Beesha Ceyr

Kulan xal loogu raadinayey khilaaf culus oo soo kala dhex galay Saraakiil ka soo jeeda beesha Ceyr iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor...

Faahfaahin: Dagaal culus oo dhacay degaanka Bukure iyo ciidamada dowlada oo..

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay degaanka Bukurre oo hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii...

Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay taliyeyaasha Ciidanka Qalabka Sida (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye...

Ma dhab baa in natiijada doorashadu ku xiran tahay bixinta lacag laaluush ah?

Nairobi 2004 ayay ahayd, hal habeen ka dib markii la doortay Allah ha u naxariistee Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Axmed. Waxaan xusuustaa annaga oo ku shaaheyna...

Aqalka Sare oo ansixiyay xubnaha ku matalaya Guddiga dib u eegista Dastuurka (Magacyada)

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa waxa ay ku ansixiyeeb xubnaha ku matalaya Guddiga dib u...

Madaxweyne Isias Afwerki oo booqasho Taariikhi ah Goordhaw ku tagay Itoobiya (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dalka Eritrea Isias Afwerki iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa goordhaw booqasho taariikhi ah ku tagay  magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya,...

(Sawirro) Safiirka Somalia Kambala oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda

Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay maanta wasiirka arrimaha dibadda dowladda Uganda Mudane Alhaji...

(Sawirro) Dibad-baxyo looga horjeedo DF oo ka socda degaano ka tirsan Jubbooyinka

Degaano ka tirsan gobolada Jubbooyinka ayaa waxaa saaka ka socda banaanbaxyo looga soo horjeedo xariga ay dowladda federaalka Soomaaliya u geysatay Wasiirkii Amniga Jubbaland...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs