Friday, May 17, 2024

War-Murtiyeed goordhaw laga soo saaray Shirka Madaxda maamul goboleedyada (Akhriso)

Waxaa goordhaw War-Murtiyeed dhowr qodob ka kooban laga soo saaray Shirkii maalmahan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed uga socday Madaxda maamul...

Madaxweyne caan ah oo shacabkiisa ugu baaqay iney hoos u dhigaan dhalmada

Madaxweynaha Masar Abdul Fattah Al-sisi ayaa shacabkiisa ugu baaqay iney hoos u dhigaan heerka dhalmada. Al-Sisi ayaa intaas ku daray in Masar ay ku qasban...

Xildhibaanada labada Aqal oo ka dooday Mabaadi’ida guud ee dib u eegista Dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaan shir guddoomiyay kulanka 11-aad ee labada gole BJFS, waxaana ku weheliyay ku-xigeennada Labada...

Shacab ku dabaaldegay Taalada dajirka Dahsoon & duqa Muqdisho oo ka qeyb galay (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Md. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa boqolaal shacab ah kula hadlay Taalada Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere...

Sheekh Aadan Madoobe oo u dhoofay Talyaaniga kaddib casuumad uu helay

Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada...

Dowlada Somalia oo joojisay xaflad caawa ka dhici laheyd hotel ku yaalla Muqdisho

Dowlada Soomaaliya ayaa caawa joojisay xaflad la sheegay in lagu xusayey dabaaldega sanadguurada 30aad ee ka soo wareegtay gooni isku taaga Somaliand oo ka...

Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray degmo katirsan gobolka Gedo

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame  iyo xubno katirsan Qaramada Midoobay ayaa gaaray...

Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku dhex qabtay biyaha ku fatahay Belad-weyne (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in qoysas ka badan 25 kun ay ku barakaceen daadadkii ugu danbeeyay ee ka dhuftay magaalada...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka Jawaabay Felcelin ka dhalatay gef la sheegay in uu kula...

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa fel celin badan kala kulmay bulshada qeybo badan oo kamid ah ay ku jiraan Culimo caan ah kuwaa oo...

Ergayga Madaxweynaha ee Gurmadka Abaaraha oo soo saaray warbixintii u horeysay

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs