Tuesday, May 14, 2024

Qorshihii Horumarinta Qaranka oo qarka u saaran in uu Bur buro iyo sababta ka...

Mudda dheer uu dalka ka shaqeeynayay barnaamijka New deal, dowladdi uu Madaxweynaha u ahaa Xassan Shiikh Maxamuud ayaa ku guuleeysatay sameynta Qorshaha Horumrunta Qaranka...

Shirkad shidaal qodis ka wadday deegaanka Soomaalida Itoobiya oo shaqada laga joojiyay

Shirkad qaabilsan qodista iyo soo saarida shidaalka oo laga leeyahay Shiinaha ayaa laga joojiyay qandaraas shidaal qodis ay ka waday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Geerida Fannaan Axmed Naaji Sacad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Dowladaha Sooamaliya iyo Talyaaniga oo gaaray Heshiis Deyn cafin ah (Sawirro)

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Dowladda Talyaaniga ayaa kala saxiixatay heshiis Deyn cafin ah oo daba socda go'aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay...

Ra’usul Wasaare Xamse Barre oo Codsi muhiim ah u jeediyay Ra’isul Wasaare Ana Brnabić

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa waxa ay khadka telefoonka maanta ku wada xiriireen Ra’iisul Wasaaraha dalka Seerbiya, Ana Brnabić...

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay Doorasho nuuceeda diidan yihiin Mucaaradka

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay jeediyey khudbad horey loo duubey oo socotey 24 daqiiqo. Madaxweynaha ayaa ka hadley taariikhda Puntland, doorashooyinkii laga...

Mareykanka oo Duqeymo culus ka geestay dhul buuraley ah oo kuyaalla Puntland

Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa xalay ilaa saakay duqeymo culus ku garaacayay fariisimo ay dagaalyahannada kooxda Daacish ku leeyihiin buuraha Calmiskaad ee degmada Iskushuban...

Shirkada Qatar Airways oo Duulimaad toos ah bilaabeysa Muqdisho

Shirkada Diyaaradaha Caalamiga ee Qatar Airways ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan bilaabeyso duulimaad toos ah ay ku imaaneyso garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee...

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo xil sare u Magacaabay Gabar uu dhalay..(Akhriso)

Wasiirka Maaliyada Xukuumada Somalia Cilmi Maxamuud Nuur ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabay agaasimaha waaxda canshuur dhaafka ee Wasaaraddaas Marwo Safiya Maxamed Axmed. Cilmi Maxamuud...

Gabay uu aqriyey Madaxweyne Erdogan oo xiisad ka dhex abuuray Turkey iyo Iran

Turkey ayaa Sabtidii diiday “hadal aflagaado” ah oo Iran ay la beegsatay madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdogan, kaasi oo la xiriira gabay muran dhaliyey...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs