Sunday, May 19, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay dagaal xooggan oo ka dhacay Caasimadda Koonfur Galbeed

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa milatariga Soomaaliya ayaa galabta ilaa caawa ka socday magaalada Baraawe oo caasimad...

Taliyaha ciidamada AMISOM oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)

Taliyaha ciidanka Midawga Africa ee AMISOM Gen. Tigabu Yilma ayaa goordhaw ka dagay garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug halkaas oo...

Waa tee Dowlada Islaamka ah ee boobka uga badan ka gaysata xeebaha Somalia

Biyaha Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha ugu qanisan kalluumeysiga adduunka oo aan weli si weyn looga faa’ideysan. biyaha Soomaaliya waxay si gaar ah...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay amaanka garoonka Diyaaradaha Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah la wareegeen sugida amaanka garoonka diyaaradaha magaalada...

Qarax Khasaaro xoogan gaarsiiyay dad isku aqoys ah oo ka dhacay magaalada Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro u geestay dad isku qoys ah. Qaraxa ayaa...

Xabad joojintii Israel iyo Xamaas oo dhaqan gashay iyo dabaaldegyo socda (Sawirro)

Xabad joojin ayaa ka dhaqan gashay Marinka Qaza saacadihii hore ee subaxnimadii Jimcaha ka dib markii Masar ay dhexdhexaadisay heshiis u dhexeeya Israel iyo...

Khilaaf ka taagan goobta lagu qabanayo Shirka DF iyo dowlad goboleedyada ee Muqdisho ka...

Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan inta badan Madaxda dowlad goboleedyada dalka, kuwaa oo u yimid sidii ay uga qeyb gali lahaayeen shir looga hadlayo...

Ingiriiska oo Soomaaliya ugu deeqay 9 milyan oo Doollar iyo waxa lagu qabanayo oo…

Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka & Horumarinta ee loosoo gaabiyo (FCDO) ee Dowladda Ingiriiska u qaabilsan Horumarinta Dibadda ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan $9...

Al Bashiir iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo lagu oo dhaweeyay Itoobiya (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Jimma ee Ismaamulka Oromada dalka Itoobiya si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Madaweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Sudan Ismaaciil Cumar Geelle iyo Cumar...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs