Saturday, May 18, 2024

Gabar Soomaali ah iyo Saaxiibkeed oo loo xiray Afduubkii Xafsa Luqman (Sawirro)

Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa howlgal ay fuliyeen kusoo qabtay gabar Soomaali ah iyo nin la sheegay in saaxiib laheyd kuwaa oo ka dambeeyay...

Madaxweyne Farmaajo oo soo bandhigay guulaha dalkeena gaaray (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika ayaa soo bandhigay guulaha uu...

Fahad Yaasiin oo loo magacaabay Taliye kuxigeen ciidan iyo Taliyaal  kale oo la magacaabay

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xilka Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya waxaa looga qaaday Fahad Yaasiin waxaana Fahad Wareegtadan loogu magacaabay in...

(Sawirro) Turkiga oo dayuurad gaar ah ku qaaday qaar ka mid ah dhaawacyada qaraxii...

Afar ka mid ah dhaawacyada qaraxyadii maalmo ka hor ka dhacay nawaaxiga isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa maanta laga duuliyey garoonka dayuuradaha Aadan...

Wasiirka Beyle oo beeniyey Warar lagu faafiyey Baraha bulshada iyo Warbaahinta

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Somalia Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa si kulul u beeniyey warar qabsaday baraha bulshada iyo Warbaahinta gudaha oo sheegayey inuu ahaa...

Villa Somalia oo wajaheysa “laba daran mid dooro” sababo la xariirta warkii beesha caalamka

Beesha caalamka ayaa xalay soo saartay war-saxaafadeed waqti dheer la sugayay oo ay uga hadleen xaaladda doorashada dalka iyo sida ugu habboon ee xaaladda...

Madaxweyne Cagjar oo gaaray Gobolka Afdheer ka dib weerarkii Al-Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa gaaray Jiida hore ee gobolka Afdheer oo dhowaan weerar balaaran ay ku soo qaadeen xoogag taabacsan Al-shabaab...

Sacuudiga oo sanadkan Muslimiinta dal Afrikaan ah u diidaya Xajka & Sababta ka dambeysa

Sacuudiga ayaa ka fiirsanaya in illaa 90 kun oo muslimiin ah oo ka tagaya sanadkan dalka Nigeria uu ka hor istaago gudashada waajibaadka Xajka...

Faahfaahin: Dagaalo khasaare geystay oo xalay ka dhacay Magaalada Marko

Wararkii ugu dambeeyey ee saaka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in xaalada magaalada ay saaka degan tahay ka dib...

Trump oo lagu eedeeyey inuu maleegayo qorshe lagu dilayo Madaxweyne caan ah

Madaxweynaha dalka Venezuela Nicolás Maduro ayaa ku eedeeyay dhigiisa Mareykanka inay qorsheynayso inay isaga dilaan si xukuumaddiisa meesha looga saaro. Wuxuu weriyeyaasha u sheegay in...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs