Saturday, April 27, 2024

Ra’isul Wasaare Kheyre oo si deg deg ah ku magacaabay Wasiirka howlaha Guud iyo...

Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumada Soomaaliya. Wasiirka...

Dagaal saaka mar kale ka qarxay qeybo ka mid ah Magaalada Laascaanood

Dagaal culus ayaa saaka mar kale la soo sheegayaa inuu ka qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa...

Ciidanka XDS oo qarxiyey miinooyin lagu aasay duleedka degmada Balcad (Sawirro)

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 3-aad qeybta 27-aad ayaa howlgal Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyey degmada Balcad iyo degaanka Qalimoow ee Gobolka...

(Akhriso) Jadwalka & Shuruudaha Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada Sare oo la soo saaray

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee DF ayaa shaaciyey jadwalka imtixaanka fasalka 12aad ee Dugsiga Sare ee sanadkan Imtixaanka...

Dhismaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo Shir laga yeeshay (Sawirro) 

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay shir wadatashi ah ay isugu yimaadeen Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya iyo qaar kamid ah ganacsatada...

Kuuriyada Woqooyi oo gantaalo kaga jawaabtay talaabo uu qaaday Mareykanka

Woqooyi Kuuriya ayaa dhanka galbeed ee gacanka Kuuriya ku gantay dhowr gantaal oo nooca joogga hoose ku duula ah, tan oo loo malaynayo in...

Raisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo maanta ka ambabaxay dalka (Daawo Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeedda dalka Norway. Kheyre iyo...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo iyo Saraakiil ciidan oo kusii jeeda

Xaalada Degmada Belad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saakay degan kadib dagaal culus oo shalay subax degmadaasi ku dhax maray ciidamada maamulka Jubbaland iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs