Wednesday, May 15, 2024

(Sawiro) Shir Kambala uga socda dowlada federaalka & dowlad goboleedyada dalka

Shirka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Maaliyadda dowlad goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabo gabeeyo magaalada Kampala ee dalka...

Wasiiro ka tirsanaa Xukuumadii hore ee Somaliland oo Muqdisho soo gaaray (Magacyada)

Afar xubnood oo ka tirsanaa Xukuumaddii Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee Maamulka Somaliland iyo dad la socda ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wasiirradan hore ayaa...

Rasaas caawa isqabsatay Muqdisho, markii uu dhamaaday muddo xileedkii Farmaajo

Rasaas ayaa ka bilaabatay qeybo ka mid Muqdisho, markii ay saacada ku dhacday 12-00 ka saq dhexe ee habeenimo Rasaasta ayaa muuqato mid lagu soo...

Soomaali taliye sare ka ahaa Kooxda Daacish oo lagu dilay weerar ka dhacay Siiriya

Shabakadda Wararka ee syriahr.com ayaa qortay in la dilay nin Soomaali ahaa oo Taliye ka ahaa xoogaga Daacish ee ku sugan gobolka Idlib ee...

Dowlada Sudan oo Digniin adag hawada u marisay Dowlada Itoobiya xili xiisad u dhaxeyso

Dowlada Sudan ayaa soo saartay digniin adag oo la xariira in Dowlada Itoobiya ay buuxiso mashruuceeda biya xireenka Wabiga Niil , waxa ayna Dowlada...

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku hanjabay in uu qarax fulinayo oo Xabsi la dhigay 

Muwaadin Soomaaliyeed oo kunool Gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xabsiga la dhigay kadib markii fariin uu ku sheegayo in uu qarax geesanayo soo dhigay...

Kheyre oo ka hadlay naf-hurnimada Shaqaalaha caafimaad ee ku howlan Xakameynta Covid-19

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa shaqaalaha caafimaadka dalka ku bogaadiyay dadaalka naf-hurnida leh ee ay ugu jiraan inay dadka Soomaaliyeed...

Hoggaamiyihii ugu weynaa burcada Daroogada ka ganacsata oo lagu qabtay Istanbul

Ciidamada booliiska dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay mid kamid ah hoggaamiyaasha ugu sareeya burcada ka ganacsata daroogada, waxaana ninkan in muddo ah baadigoob...

War cusub oo kasoo kordhay weerarkii lagu qaaday goob ay ku shirayeen Saraakiil katirsan...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helayay ciidamada Mareykanka ayaa 5-tii bishan weerar dhinaca cirka ah ku qaaday deegaanka Qoob Yaxaaas, oo qiyaastii 80-km...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs