Friday, April 26, 2024

Khayre oo kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyadda (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarunta Wasaaradda maaliyadda si loo dardar geliyo hal-beegyada ku jira tubta horumarinta dhaqaalaha...

Faahfaahin: Al-Shabaab oo askar badan ku leysay qarax ka dhacay gudaha Kenya

Sideed sarkaal oo ka tirsan booliska Kenya ayaa ku dhintay qarax haleelay baabuurkooda oo la tuhunsan yahay inay ka dambeyso kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya. Qaraxa...

Danjiraha Faransiiska u fadhiya dalka Mali oo 72 saacadood loo qabtay

Dowlada Mali ayaa sheegtay inay ceyrineyso safiirka Faransiiska kadib hadallo cadowtinimo ah oo uu jeediyey, iyadoo tallaabadan ay sare u sii qaadeyso xiisadda labada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Wasaarado iyo xarumo kale oo Garawe kuyaalla (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa...

Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Maamulka Degmada Buur hakaba ee gobolka Bakool ayaa soo bandhigay sargaal ay sheegeen in uu kasoo goostay Xarakada Al Shabaab ,kaa oo isku soo...

Wax ka ogow Taariikhda Agaasimihii Xukunka ku riday Maxkamada Ciidamada (Sawirro)

Nuur Cali Axmad Mahad Alle waxa uu ahaa Agaasime ku xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha Gobolka Banaadir 6- Bilood ka hor markii uu dhacay Qaraxii...

Maamul Goboleedyada taageersan Farmaajo oo bilaabay Cago Jiid siyaasadeed !!

Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho lagu saxiixay heshiiska doorashada Soomaaliya uu garwadeyn ka ahaa Ra'isul Wasaare Rooble, waxaana heshiiskaasi wada saxiixay Xukuumada iyo madaxda Dowlad...

Koonfur Galbeed oo kahor timid Jadwalka Dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa looga hor yimid Jadwalkii dhaarinta Xildhibaanada dooran ee labada Aqal ee kasoo baxay guddiga Doorashada. Koonfur...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs