Monday, April 29, 2024

Midowga Musharaxiinta oo ugu baaqay Rooble in uu qaado Sadex talaabo oo ku aadan...

Midowga Musharaxiinta ayaa War saxaafadeed ay soo saareen waxa ay uga hadleen dilka iyo afduubka loo geestay Ikran Tahliil oo katirsaneyd Hay,aada Nabad Sugida...

Madaale oo kulankii ugu horeeyey la qaatay Shaqaalaha D/Hoose ee Muqdisho (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Agaasimayaasha guud ee Dowlada hoose Xamar. Waxaa...

Madaxweyne Waare oo ka hadlay Wararka sheegaya in uu joogo dalka Imaaraadka

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa beeniyay Warar lagu baahiyay Websetyada qaar iyo Baraha bulshada oo sheegayay in uu joogo dalka Imaaraadka Carabta oo...

(Sawirro) Qoorqoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb & doorashada oo..

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku joogay magaalada Muqdisho ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada...

Xarun lagu tababari jiray xubnaha ku biiraya Al Shabaab oo lala wareegay

Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa maanta la wareegay xarun ku taala deegaanka Kwale oo la sheegay in lagu tababari jiray xubnaha kamidka noqonaya dagaalyahanada Al Shabaab. Saraakiil...

Shacabka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed iyo waxa uu ka qabo Dastuurka dalka !!

Waxa aan jeclaaday inaan maanta halkan idin kula wadaago qodob ka mid ah Dastuurka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya. Qodobkaas  oo ah "Qodobka 8 aad, gaar...

War-murtiyeed xasaasi ah oo laga soo saaray Shirkii Culimada Soomaaliyeed uga socday Muqdisho

Shir muddo saddex maalin ah magaalada Muqdisho uga socday culumaa'udiin Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa galabta laga soo saaray...

Ninkii dharbaaxay Macron oo Maxkamad la soo taagay, kana hadlay sababta ku kaliftay

Damien Tarel oo ah Ninka ku eedeysan inuu goob fagaare ah ku dharbaaxay Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel macron, ayaa la horgeeyay maxkamad Ninkan oo 28 sano...

Madaxweyne Caan ah oo Golihiisa Wasiirada u kala badelaya Sida Ciyaartoyda oo kale !!

Madaxweynaha dalka Liberia George Weah, ayaa wada qorshe cusub uu golihiisa Wasiirada ugu kala bedelayo sida ciyaartoyda oo kale, waxa uuna xusay in qorshahan uu...

Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyay Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs