Saturday, May 18, 2024

Culimaa’udiin ka hor yimid go’aano shalay ka soo baxay Maamulka Puntland

Guddiga ka hortagga cudurka Coranavirus ee Maamulka Puntland ayaa ka laabtay go’aan shalay kasoo baxay oo ahaa in muddo labo tobadaad ah la xiro...

Weerar Cir iyo dhul ah oo saakay lagu qaaday deegaan Al Shabaab isku aruursanayeen

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Baladul Amiin oo katirsan gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo la sheegay in ay...

Magaallo keliya oo kutaalla Liibiya oo ku dhinteen in ka badan 5,200 oo qof...

Bariga dalka Liibiya waxaa ku dhuftay duufaanta Daniel, taa oo sababtay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo bur bur dhismayaal, waxaana sii...

Diyaarad gaar ah oo saakay magaalada Muqdisho keentay Fahad Yaasiin

Waxaa saakay magaalada Muqdisho soo gaaray agaasimihii hore ee Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji hadana ah lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha...

Senatarkii labaad ee kamid noqonaya Aqalka sare oo si Fudud Kismaayo loogu doortay

Waxaa goordhaw shaaciyay in doorashada Aqalka sare uu ka tanaasulay Musharax Axmed Maxamed Jaamac oo lagu waday in uu la tartamo Senataror Cabdullaahi Sheekh...

Madasha Sedaxaad Ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo la Daah furay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka oo maanta iyo berri...

Saraakiil katirsan Al Shabaab oo Howlgal lagu dilay (Akhriso Magacyada)

Howlgal ciidanka Milatariga Soomaaliya ka sameeyeen duleedka Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in lagu dilay saraakiil katirsan dagaalyahanada Al Shabaab. Saraakiil...

Dayax Madoobaad la sheegay in laga arkayo Qeybo kamid ah Caalamka

Cirbixiyeenada ayaa soo uruurinaya macluumaadka dayax madoobaad la sheegay in uu dhacayo, kaas oo ay dadka qaar sheegayaan in uu la mid yahay kii...

Rag lagu eedeeyay in ay basaas u ahaayeen Israa’iil oo xukun dal dalaad ah...

Dowladda Iran ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay afar nin oo lagu eedeeyay in ay ku howlanaayeen basaasida cadawga Israa'iil iyo falal kale oo...

C/rashiid Janan oo Muqdisho ku yimid socdaal shaki badan laga Muujiyey

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Janan oo ka mid ah Xubnaha sida weyn ugu dhow Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Muqdisho shalay. Mas'uulkan ayaa la...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs