Shirkadaha Caalamiga oo looga digay gadasha Xirmooyinka Shidaalka Somalia (War Saxaafadeed)

War saxaafadeed kasoo baxay madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa digniin loogu diray shirakadaha caalamiga ah...

Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray Saraakiil & ciidamo ka tirsan Xoogga dalka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xirayay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo muddo...

Rooble oo mar kale ku celiyay in la qabanayo Doorasho ku dhacda Xor iyo...

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale ku celiyay in dowladiisa ka go'an tahay in dalka ka dhacdo doorasho u...

Xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir iyo tan Racfaan iyo kuwa...

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xilka laga qaaday guddoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir iyo tan racfaanka, waxaana loo magacaabay guddoomiyaal cusub...

Roob 5-qof dilay oo ka da’ay Hargeysa iyo Biixi oo kormeer sameeyay (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ka da'ay roob mahiigan ah oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray...

Dowlada Somalia oo Faah faahin ka bixisay Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Qeybdiid

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar shalay ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ku...

(Sawirro) Golaha shacabka Somalia oo ka dooday sharci ay horgeysay Khadiijo Diiriye

Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 16-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Nin arin Cajiib ah uu sameeyay ku helay gabar uu Jeclaa oo diiday (Daawo Sawirada)

Inaad cunnada ka soonto si aad ugu guuleysato niyadda gacalisadaada ma ahan dowga ugu wax ku oolsan, balse hadda waxay taasi u shaqeysay hal...

Jugta Qarax xooggan oo goor dhow laga maqlay Magaalada Muqdisho

Jugta qarax aad u xooggan ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah laga maqlay magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa  ka dhacay nawaaxiga Suuqa beerta ee degmada Waaberi...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs