Sunday, May 19, 2024

Boqorka ugu awooda badan Qaarada Afrika oo bedelay magaca dalkiisa (Daawo Sawirro)

Boqor Mswati saddexaad ee dalka Swaziland ayaa ku dhawaaqay inuu magaca dalkaasi u badelayo "Boqortooyada Eswatini. Boqortooyada ayaa magaca rasmiga ah uga dhawaaqday garoon kubadda...

Wararkii Ugu Dambeeyay kulamo ka socda Madaxtooyada kadib is casilaadii Jawaari

Wararka aan ka heleyno Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in xiligan kulamo kala duwan oo xasaasi ah ka socdaan Vilal Soomaaliya, kulamadan ayaana xoogooda...

Xabsi Qurux badan oo dhismihiisu ka socdo Duleedka Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waxaa heer gabo gabo ah maraya dhismaha Xabsi aad u qurux badan iyo sidoo kale Xarumo ay ku shaqeeyaan Garsoorka dalka oo laga dhisayo xaruntii...

Dowlada Somalia oo soo banidhgtay ciidamo & hub loo diyaariyey sugida aminga Muqdisho (Daawo...

Ra’isul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre, Wasiir Ku-xigeenka amniga Taliyeyaasha NISA iyo Asluubta iyo Duqa Muqdisho ayaa galinkii dambe ee maanta waxay kormeer ku...

War Deg Deg Ah: Dagaal xoogan oo hada ku socda magaalada Muqdisho

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya oo u abaabulan qaab beeleed ayaa xiligan waxa uu ka socdaa xaafado kuyaala magaalada...

Tartan dad badan ka yaabiyay oo loo qabtay Haweenka Sacuudiga (Daawo Sawirro)

Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horeesay lagu qabtay tartanka baaskiilada dumarka, waxaana tartankan kasoo qeyb galay haween badan oo aad ugu faraxsanaa ka qeyb...

Masar oo ka Walaacsan Saameynta Qadar iyo Turkiga ku yeesheen Somalia in arin kusoo...

 Xisbiyada siyaasadeed ee dalka Masar ayaa waalac xoogan ka muujiyay xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Imaaradka Carabta waxaana xukuumadda Qaahira ay ka...

Khasaare dhimasho oo ka dhashay duufaano ku dhuftay Puntland iyo dad lala’yahay

Faahfaahino hordhac ah ayaa ka soo baxaya khasaarahaka dhashay duufaano wata roobab iyo dabeylo xoogan oo ku dhuftay degaano hoos taga maamulka Puntland. Duufaantan ayaa...

Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Xukuumada Kheyre oo Hogaan cusub doortay (Akhriso Magacyada)

Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Xukuumada Soomaaliya ee ku mideysan Kudlada Horusocod ayaa hogaan cusub doortay kadib kulamo maalmihii lasoo dhaafay Xildhibaanadaasi ku lahaayeen Muqdisho. Kudlada Horusocod...

Jawaari oo caawa soo saaray Qoraal Xasaasi ah Eedeyn culusna u jeediyay Madaxweynaha

Gudoomiyaha Mooshinku ka yaalo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal goordhaw xafiiska kasoo baxay waxaa lagu eedeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Qoraalka ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs