Tuesday, May 14, 2024

Qaar ka mid ah gargaarkii dhowaan la geeyey Gaza oo la boobay (Sawirro)

Kumanaan reer Gaza ah ayaa jabsaday bakhaarradii iyo xarumaha qaybinta gargaarka ee hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta (UNRWA) waxaana la qaatay bur...

Taliska ciidanka Xoogga dalka oo u jawaabay sarkaal Ugandhes ah oo Somalia ku sifeeyey...

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka jawaabay hadal uu sheegay Colonel Ka tirsan AMISOM oo uu ugu gefay sharafta ciidamada xoogga dalka. Wargeyska Foreign...

Duqa Magaalada Garowe oo ka hor yimid Mashruuca Madaxweyne Deni ee Yogo day

Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa lagu qabtay saaka munaasabad loogu magac daray maalinta caalamiga ee Yogo Day, taasoo inta badan laga xuso...

Xukuumada Somalia oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo dalku galay (Sababta)

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah, kaddib markii uu dalka ku baahay ayax baabi’yay dalagyo ku yaalla dhul beereed baaxad weyn. Xaaladda...

Maxaa keena dhulgariirada? Maxaase sababay iney ku soo bataan dalka Turkiga?

Marka hore waa maxay dhulgariir? Dhul-gariir waa hirar tamareed qaar ka mid ah dhulka gudahiisa mara, sida hirka P ama S, kuwana waxay maraan...

(Sawirro) Puntland iyo QM oo ka wada hadlay khilaafka ka taagan doorashooyinka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay  Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Gaashaandhiga DF & Ku-simaha Safiirka Mareykanka? (Sawirro)

Wasiirka Gaashaadhigga DF Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Somalia Collen Crenwelge iyo saraakiil ka tirsan Safaaradda. Waxay ka wada...

(Sawirro) Booliska Muqdisho oo qabtay rag ka tirsan Al shabaab oo dilay askari

Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay iney soo qabteen shabakad ka tirsan Al shabaab oo ka kooban afar nin oo bastoolado ku hubeysan, wax...

Madaxda cusub ee Puntland oo si rasmi ah xilka loogu wareejiyey (Daawo Sawirro)

Munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen madaxweynaha cusub iyo madaxweynihii hore ee Puntland ayaa maanta lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Maamulka Puntland ee ku taalo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs