Thursday, May 2, 2024

Dambiile Wajiga bedeshay si weyna loo raadinayay oo Gacanta lagu dhigay (Sawirro)

Nin u dhashay dalka Thailand ayaa wajiga qaliin isaga sameeyay si uu ugu ekaado "Nin qurux badan oo Kuuriyaan ah" isaga oo doonaya inuu...

Kalkaal Speciality Hospital oo lacag ku fulinaya Qaliinka Isku furan Haweenka

Isbitaalka Kalkaal ee kuyaala magaalada Muqdisho ayaa lacag la'aan ku fulinaya Qaliinka Isku furanka Haweenka ee (Fistula), waxaana bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka lagu...

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal qoraal ah u diray Raisul Wasaare Boris Johnson

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson iyo xisbigiisa oo ku guuleystay doorashadii baarlamanka ee ka dhacday dalkaas. Farmaajo...

Musharixiinta K/Galbeed oo walaac ka muujiyey arrin la xiriirta shirka Baydhabo (Akhriso)

Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa qoraal ay wadajir soo saareen waxay  walaac xoogan kaga muujiyeen Amniga goobta lagu qabanayo Shirka dib u heshiisiinta...

Taliyaha ciidanka XDS oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil Mareykan ah (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Mareykanka Kornel  David...

Jeneraal Indha Qarshe oo shaaciyay in Galmudug uusan waxba ka heleyn qof Waddani ah

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shalay soo saaray jadwalka lix kursi oo dhawwaan lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo, waxaana kuraastaasi ku jira kursi...

Somaliland oo si kulul uga hadashay afduub ay geysatay Jabhad Mucaarad ah

Somaliland ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay, dabley hubaysan oo weerar ku qaaday gaadiid ay lahayd hay'adda samafalka ee Halo Trust, halkaas oo...

Faahfaahin: Toogasho lagu weeraray dad Yuhuud ah oo ka dhacday Qudus (Sawirro)

Sida laga soo xigtay saraakiisha Israa'iil Toddobo qof ayaa ku dhaawacantay weerar ay dabley hubeysan ka geysteen degaanno kala duwan magaalada Qudus. Dableyda ayaa rasaas...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs