Thursday, May 2, 2024

Madaxda Maamul goboleedyada oo galabta Nasiino u tagay Goobweyn (Daawo Sawirada)

Madaxda maamul goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa galabta nasiino iyo damaashaad waxa ay u tageen...

Siyaasiga Caanka ah Maxamed Yuusuf Xaaji oo ku geeriyooday magaalada Nairobi

Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeriyooday Senatar Maxamed Yuusuf Xaaji oo ahaa 80-sano jir katirsanaa aqalka sare ee Baarlamaanka dalka Kenya...

Prof. Saciid Ciise” :Ciyaarta dhuumashowga siyaasadeed ee Xassan & Deni waxaa ka dhalan karta..”

Waxaa ka dhalan kara khatar weyn oo halis ah cayaarta dhuumaashowga siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Mudane Dr. Xassan iyo Madaxweynaha maamul...

Matteo Messina oo gacanta lagu dhigay ka dib soddon sano oo la baadi goobayey...

Booliska la-dagaalanka Maafiyada ee talyaaniga ayaa maanta gacanta ku dhigay aabaha ugu weyn Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro, taasi oo soo geba-gebeysay 30 sano...

Hogaamiyaha Ahlu Sunna oo la geeyay Madaxtooyada Galmudug lana kulmay Qoor Qoor

Hogaamiyihii kooxda Ahlu Sunna ee isku dhiibay ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya y Macalin Maxamuud ayaa xalay xili dambe la geeyay xarunta Madaxooyada Galmudug ee...

(Akhriso) Dowlada Soomaaliya oo xil yaab leh u Magacowday Ex-Wasiir Goodax Barre

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed Maxamud Macallin ayaa lataliye sare u magacaabay Cabdullahi Qoodax Barre Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs