Thursday, May 9, 2024

Kulan looga hadlay xal u helida dokumentiyada la been abuuray oo Muqdisho ka dhacay...

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kormeeray xarumaha Maxakamadda Ciidammada Qalabka Sida, Maxkamadaha heer Gobol ee darajada koowaad...

Mareykanka oo shaaciyay Khasaaraha Al Shabaab ku gaarsiiyeen duqeyn ka dhacday Dabad Shiil

Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay in Al Shabaab khasaaro xoogan ku gaarsiiyeen duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen deegaanka Dabad Shiil oo kuyaala duleedka degmada Xarar...

Musharax Madaxweyne oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Musharaxa Madaxweynaha maamulka Galmudug Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa qoraal uu soo saaray ku weeraray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay...

Sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka Dowladda

Ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa isku soo dhiibay sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab, kaa oo go'aansaday...

Cabdiraxmaan Cirro oo si carro leh uga hadlay xaalada ka taagan Laascaanood baaqna diray

Musharaxa xilka madaxweynaha ku matalaya xisbiga mucaaradka ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cirro ayaa si adag uga hadlay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood iyo dilka...

Xubin ka tirsanaa koox dil geysatay oo lagu soo bandhigay Muqdisho (Sawirro)

Boliiska Saldhigga degmada Dharkeynley iyo Maamulka degmada oo iskaashanaya ayaa sheegay iney gacanta ku soo dhigeen eedaysane ka mid ah ciyaalweero dil ka gaystay...

Madaxweyne Joe Biden oo isaga oo Ilmeenaya la hadlay Taageerayaashiisa (Sawirro)

Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta Aqalka cad ee dalka Mareykanka ka dhacdo munaasabad balaaran uu xilka kula wareegayo laguna dhaarinayo Madaxweynaha cusub ee...

Inta badan Wasiiradda xulan oo ku sugan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku dhawaaqo golihiisa cusub wasiirada oo la isku afgartay...

Maraykanka oo qabsaday Markab ay leedahay Kuuriyada Woqooyi & Xiisad laga cabsi qabo

Maraykanka ayaa sheegay inuu qabtay markab xamuul ah oo ay leedahay dowlada Kuuriyada Waqooyi, iyadoo ku eedaysay inuu cunaqabataynta caalamiga ah ee saaran dalkaas...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs