Friday, May 17, 2024

Jen. Khalifa Haftar oo aqbalay shuruud lagu xiray inuu ka qeyb galo doorashada Liibiya

Hoggaamiye kooxeedka ka dagaalama Liibiya, Jen. Khalifa Haftar ayaa qaaday tallaabo u suurtagalin karta inuu ka qayb galo tartanka doorashada xilka Madaxweynaha ee la...

War Murtiyeed Xasaasi ah oo laga soo saaray Shirkii Musharaxiinta u socday (Akhriso)

Waxaa goordhaw Hotelka Jaziira lagu soo gabo gabeeyay shirkii magaalada Muqdisho maalmahan uga socday qaar badan oo kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha...

Waare oo gaaray Buulo Burde iyo Xog ku aadan ujeedka safarkiisa (Daawo Sawirro)

Madaxweyanaha dowla-goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta lagu soo dhaweyay Degmada Buulo Barde ee Gobolka Hiiraan. Socdaalka Madaxweyne Waare ayaa ujeedkiisu yahay inuu xaliyo...

Odayaasha Cadaado oo ka soo horjeestay go’aankii xalay ka soo baxay RW Khayre

Odayaasha Dhaqanka Magaalada Caddaado ayaa qaadacay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu xalay shaaciyey in lagu qaban doono magaalada...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhir ku beeray Madaxtooyada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta dhir kala duwan ku beeray qeybo kamid ah xarunta Madaxtooyada maamulka Jubaland. Axmed Madoobe...

Maxaa kasoo kordhay Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotel kuyaala Nairobi ?

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan kooxda Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in wali ka dhax dagaalamayaan dhismaha hotelka Dusit oo kuyaala Degmada Westland...

Madaxweynihii hore ee Somalia oo si adag uga hadlay dil fool xun oo ka...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay dilalkii kala duwanaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan dilkii...

Weerar culus oo lagu qaaday saldhig ciidamada Somaliland ku leeyihiin magaalada Laascaanood

Maleeshiyaad deegaanka ah oo ka carreesan dhibaatada ciidamada maamulka Somaliland ku hayaan shacabka magaalada Laascaanood ayaa xalay weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada ku...

Maamulka Gobolka Gedo oo kahor yimid Guddigii uu Ra’isul Wasaare Rooble magacaabay

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris iyo qiimeyn ku sameeya suurto galnimada in doorashada xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ka...

Khudbadii Madaxweyne Farmaajo oo lagu tilmaamay Ismoogaysiis iyo Ila Meereyso !!

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay khudbad lawada sugayay telefishinka Qaranka Soomaaliya usoo marsiiyay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho. Xildhibaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs