Saturday, May 18, 2024

Sawir laga sameeyay Qasim Suleymani oo Sababtay in la baajiyo Ciyaar kubadda cagta ah

Ciyaar kubadda cagta ah oo dhexmari lahayd labo koox oo ka kala dhisan Sacuudiga iyo Iran kana tirsan tartanka Champions League ee qaaradda Asia...

(Sawirro) Taliye Xijaar oo shir xasaasi ah la qaatay Saraakiisha qeybaha Booliska

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa guddoomiyey shir ka dhacay Xarunta Ciidanka Booliska. Waxaa shirkan ka qeyb galay galay dhammaan Hogaamada,...

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee loo xusay Aas-aaska Milatariga Soomaaliya iyo Farmaajo oo…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 62-Aad ee Aas-aaska Ciidanka Xoogga...

RW Khayre oo kormeeray xarumo Wasaaradeed iyo talisyo ciidan (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray xarunta Wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka Badda, iyo xarunta Taliska Booliiska Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xasan...

Nin lagu amray inuu bixiyo 5 milyan oo doolar oo uu sharad ku galay

Aasaasihii shirkadda gogosha aqalka ee Maraykanka ee My Pillow ayaa lagu amray in uu siiyo $5 milyan oo doolar khabiirka caddeeyey in xogtiisa doorashada...

Iska horimaad gacanka Cumaan ku dhexmaray Ciidamada Badda Maraykanka iyo Kuwa Iran

Dowladda Iiraan ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in ciidamadooda ay fashiliyeen isku day Maraykanka  ku  damacsanaa inuu ku qabsado Markab siday shixnad saliid...

Sacuudiga oo qaadeysa talaabo mar kale ka careesiineysa Dowlada Turkiga

Boqortooyada Sacuudiga ayaa go'aan ku gaartay in ay xirto iskuulo Turkiga laga leeyahay oo kuyaala magaalooyin kuyaala dalkaasi, talaabadaasi ayaana laga yaabaa in ay...

Xildhibaan Shaaciyay arrin halisteeda leh oo ay ka shaqeenayaan kooxda Al Shabaab

Al Shabaab ayaa lumisay gacan ku heynta degmooyin iyo deegaanno badan oo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe kaga sugnaayeen, waxaana hadda socda abaabulka howlgalo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs