Faah faahino kasoo baxaya dil goordhaw ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybta Cabdalla Shideeyaha waxa ay ku dileen nin la sheegay in...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo kawada magaalada Gaalkacyo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye "Qoorqoor" oo maalmahan ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulamo kala duwan la qaatay maamulka iyo bulshada...

Sawir laga sameeyay Qasim Suleymani oo Sababtay in la baajiyo Ciyaar kubadda cagta ah

Ciyaar kubadda cagta ah oo dhexmari lahayd labo koox oo ka kala dhisan Sacuudiga iyo Iran kana tirsan tartanka Champions League ee qaaradda Asia...

Axmed Madoobe oo Nairobi kula kulmay safiiro dalal reer galbeed ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenaya aya kulamo gooni gooni la qaatey...

(Sawirro) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somalia oo ansixiyey Miisaaniyad KMG ah

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo dhan US$ 206,474,223,...

(Sawirro) Deni oo Shir looga hadlayo qodobo muhiim ah ka furay Garoowe

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa guddoomiyay Shirka dib-u-habeynta iyo kor u qaadista dakhliga Dowladda Puntland. Kulanka oo uu Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka...

Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo si weyn loogu soo dhoweeyey Xudur (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya , Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Puntland ku bogaadiyay Dhismaha Dekedda Garacad (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wajiga koowaad...

Nin lagu amray inuu bixiyo 5 milyan oo doolar oo uu sharad ku galay

Aasaasihii shirkadda gogosha aqalka ee Maraykanka ee My Pillow ayaa lagu amray in uu siiyo $5 milyan oo doolar khabiirka caddeeyey in xogtiisa doorashada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs