Sunday, May 12, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

Akhriso: Lix arimood oo laga bartay safarkii Madaxweyne Farmaajo ku tegay Puntland & Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo...

S/Guuto C/llaahi Shire (Dool) & Saraakiil kale oo xilal muhiim ah loo magacaabay (Akhriso)

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-04 January 2018 Taliyaha iyo kuxigeenada koowaad...

Bisad loo xukumay magdhow lacageed oo ku dhow Milyan dollar

Bisad sawirkeeda loo isticmaalay xayaysiin ayaa loo xukumay lacag dhan $710,000 dolar oo magdhow ah, kadib markii sida la sheegay shirkadda sawirka isticmaashay ay...

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir oo magacaabay guddi 13 xubnood ka kooban

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa magacaabay guddi ka shaqeynaya munaasabada uu xilka ugu wareejinayo Guddoomiyaha cusub ee bedelaya. Guddigan...

Duuliyeyaal halis geliyey nolosha 324 qof oo shaqada laga fariisiyey

Masuuliyiinta Guddiga sharciyaynta duulimaadyada ee dalka Hindiya ayaa shaqadii ka joojisay laba duuliye oo la sheegay inay ku dhex dagaalameen shirka ama qaybta hore...

Qarax nooc cusub ah oo saaka ka dhacay Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyey

Qarax xooggan ayaa saaka waaberigii ka dhacay guri ku yaalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaarooyin kala duwan. Sid wararku nagu soo gaarayaan...

Daawo Sawirro: Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Norway

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland kulan gaar ah kula qaaa Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway Erna Solberg. Kulankan ayaa looga...

Shir Looga Hadlayay horumarinta iyo qiimaynta mashaariicda Somalia oo Muqdisho lagu qabtay( Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khader) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan Bille ah oo looga hadlo...

Daawo Sawirada: Xafiiska Ergada Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo xarigga laga jaray

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa xariga ka jaray xarunta cusub ee Ergada Soomaaliya...

 Madaxweyne Farmaajo oo dhawaan Magacaabaya Guddi ka shaqeeya dabagalka….

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs