Saturday, May 11, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir oo magacaabay guddi 13 xubnood ka kooban

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa magacaabay guddi ka shaqeynaya munaasabada uu xilka ugu wareejinayo Guddoomiyaha cusub ee bedelaya. Guddigan...

Duuliyeyaal halis geliyey nolosha 324 qof oo shaqada laga fariisiyey

Masuuliyiinta Guddiga sharciyaynta duulimaadyada ee dalka Hindiya ayaa shaqadii ka joojisay laba duuliye oo la sheegay inay ku dhex dagaalameen shirka ama qaybta hore...

Qarax nooc cusub ah oo saaka ka dhacay Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyey

Qarax xooggan ayaa saaka waaberigii ka dhacay guri ku yaalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaarooyin kala duwan. Sid wararku nagu soo gaarayaan...

Daawo Sawirro: Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Norway

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland kulan gaar ah kula qaaa Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway Erna Solberg. Kulankan ayaa looga...

Shir Looga Hadlayay horumarinta iyo qiimaynta mashaariicda Somalia oo Muqdisho lagu qabtay( Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khader) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan Bille ah oo looga hadlo...

Daawo Sawirada: Xafiiska Ergada Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo xarigga laga jaray

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa xariga ka jaray xarunta cusub ee Ergada Soomaaliya...

 Madaxweyne Farmaajo oo dhawaan Magacaabaya Guddi ka shaqeeya dabagalka….

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka...

Nin Kufsi iyo dil arxan daro ah u geestay Gabar Lix Sano jir ah...

Ciidamada booliiska dalka Pakistan ayaa gacanta ku dhigay nin dhalinyaro oo la rumeesan yahay in uu kufsi iyo dil arxan daro ah u geestay...

Shacabka Muqdisho oo Fariin u diray Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn usoo dhaweeyay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisow. Shacabka Muqdisho...

Madaxweyne Farmaajo muxuu dhalinyarada kaga door biday Odayaasha? (Wax badan ka Ogow)

Dhalinyaradu waa laf dhabarka umadd kasta, waana keydka dhabta ah ee ay haysato,taasoo haboon in si fiican loogu faa’ideysto. Bulsho kasta mustaqbalkeeda waxey ku...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs