Saturday, April 27, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

Haweeney maleegtay Qarax waxyeelo badan geestay oo lagu riday xukun aan horey loo arag

Maxkamad kutaalla dalka Turkiga ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday haweeney u dhalatay dalka Syria, taas oo lagu helay in ay maleegtay...

Askari dil argagax lahaa shalay ka geestay magaalada Muqdisho oo la baafinayo

Askari katirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa shalay xaafada Tookyo ee degmada Yaqshiid ku dilay nin shacab ah oo lagu magacaabayay Ismaan Muxudiin Jiinow  ,...

Kooxda Al Shabaab oo Shaacisay in xildhibaan hore ku dileen magaalada Muqdisho

Koox hubeysan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay xaafad katirsan degmada Shibis ee gobolka Banaadir ku dilay, nin ay sheegeen in uu soo noqday...

Xuutiyiinta oo Gantaalo ku dhuftay Markabka Andromeda Star iyo Mareykanka oo ka hadlay

Xuutiyiinta hubeysan ee ka talisa qeybo badan oo kamid ah dalka Yemen ayaa saacadihii lasoo dhaafay gantaalo ku weerartay markab nuuca shidaalka qaado ah,...

Wasiirka Amniga Israel oo dhaawacmay xilli uu kasoo laabtay goob Weerar ka dhacay (Sawirro)

Wasiirka Amniga maamulka Israel, Ben-Gvir ayaa shil gaari ku dhaawacmay, waxaana loola cararay xarun caafimaad oo lagula tacaalayo xaalada wasiirkan dhaawacmay sida ay ku...

Ciyaaryahan lagu magacaabo Osama oo magaciisa hadal heyn badan ka dhaliyay dalkiisa

Osama Vinladen waa cayaaryahan 22 jir ah oo horyaalka heerka koowaad ee dalka Peru ka dheela. Wuxuuna qabsaday hadalheynta iyo caannimada kubadda cagta. Mana...

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay Munaasabad weyn oo ka dhacday Tanzania (Sawirro)

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa madaxda sare ee...

Madaxweyne Salva Kiir oo Ramadaan Maxamed u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda

Madaxweynaha dalka Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa xilka ka qaaday Wasiirkiisii ​​Arrimaha Dibadda James Pitia Morgan oo xilkaasi hayay wax ka yar muddo hal...

Mareykanka oo eedeyn culus u jeediyay Itoobiya oo ku kacday Tacadiyo caddeyn wadata

Warbixin ku saabsan xaaladda Itoobiya oo ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu faahfaahiyay xad gudubyo ka dhan ah dadka rayidka...

Askar ka tirsan Kumandoska Gorgor oo lagu fuliyey xukuno dil ah (Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo horay u geystay falal dil ah oo ka dhacay Galmnudug. Dilkan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs