DAAWO VIDEO: Madaxweyne Geelle oo khudbad u jeediyey Xubnaha labada Aqal

Madaxweynaha Somalia Max’ed C/llaahi Farmaajo iyo dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa tagay xarunta akademiyada booliska Jen. Kaahiye (Iskoolo Buluusiyo) ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada labada gole ee dowladda ayuu haatan u jeedinayaa Madaxweynaga Jabuuti Geelle waxaana aad loo adkeeyey amaanka.

Hoos ka daawo khudbadda madaxweyne Geelle

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -