Ra’iisul Wasaare Rooble oo Magacaabay guddi todoba xubnood ka kooban (Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddigan oo ka kooban toddobo xubnood ayaa iskugu jira Wasiiro iyo Taliyeyaal ciidan.

Munaasabada Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in la qabto 9-ka bisha June 2022, waxaana lagu martiqaaday Madax ka socota dalalka Geeska Afrika ku yaalla.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA UU SOO SAARAY ROOBLE

- Advertisement -