Midowga Musharaxiinta: “Ma aqbaleyno boobka qaawan ee doorashadu ku bilaabatay”

Midowga Musharaxiinta oo qoraal soo saaray goor dhoweyd ayaa sheegay ineysan aqbali doonin doorashooyinka degaanada qaar ee lagu bilaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay.

qoraalka Musharaxiinta ayaa lagu sheegay in sidoo kale lagu tuntay habraacyadii doorashada, taasoo ay xuseen iney halis gelineyso xasiloonida dalka iyo jiritaanka dowladnimada.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MUSHARAXIINTA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -