(Akhriso) Jadwalka doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Koonfur Galbeed

Guddiga maamulka doorashada heer maamul goboleed SEIT koonfurgalbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada aqalka sare shanta kursi xubnaha ku tartamaya ee uu maanta soo magacaabay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya

talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu soo saaray shan ka mid ah  Tartamayaasha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya maamulkiisa.

HOOS KA AKHRISOI JADWALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -