Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DF oo soo saartay liiska goobaha laga heli karo Talaalka ka hortaga COVID-19

Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda waxey dadweynaha ku nool magaaladda Mogadishu la wadaagaysaa Goobaha Caafimaad ee laga heli karo Tallaalka Ka hortaga Covid-19 ee  dhaaman dagmooyinka Gobolka Banadir.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in Tallaalka COVID-19 uu yahay lacag la’aan ah, waxaa mudnaanta hore la siin doona  dhamaan shaqaalaha safka hore sida  Shaqaalaha Caafimaad, Macalimiinta, Booliiska, iyo Dowladda Hoose iyo dadka da’da ah 50-ka iyo wixii ka sareeya jira

“Haddii aadan ku jirin dadka kor lagu xusay ee mudnaanta koowaad leh, fadlan dulqaado inta lag gaarayo xiligaaga maadaama dadka mudnaanta 1aad lasiiyay ay yihiin kuwa ugu nugul in xanuunku haleelo” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaarada.

HOOS KA AKHRISO LIISKA GOOBAHA LAGA HELI KARO TALAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Hantida Trump oo hoos u dhacday iyo Liiska dadka ugu hantida badan Dunida oo lasoo saaray 

Cabdi Cade

Dowladda Eretria oo ku hanjabtay in xiriirka u jareyso Soomaaliya haddii ay …

Cabdi Cade

Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay danjire Donald Yamamoto (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---